Somali student Development center

Somali student Development center

Share

We do our best to counsell, facilitate and assist students in fully actualizing theri potential, and living a more satisfying life.

Photos 16/03/2016

Ardayga Guulaysta waxa Sabab u ah Guushisa in uu si Taxadir leh Waqtigiisa u Maamusha. Runti waqtigaga aadan ku xisaab tamin suurta gal ma aha inaad si Habsimi ah inaad u gaarto wax yabaha aad hiigsanayso.
Xasuusnow WAQTIGAGA WAA NOLASHADA INTA AAD HAYSATO WAQTI WAAD NOOSHAHAY💙💙
Somali Students.

03/03/2016

Waxbaro Si aad u bad baadiso Dalkaaga iyo Dad kaaga.

23/10/2015

Naima sharaf

05/10/2015

Ardayga wanagsan waa midkii Naftiisa wax tara, Ardayda Saaxiibadiisa ahna Garab siiya waxa uu kaga roonyahay☺☺

Mobile uploads 26/09/2015

ARDAYAHOOW! Nafsadaada Ixtiraam, kuna Ixtiraam Edeb, Cilmi iyo Caqli si ay kuu ixtiraamaan Dadka kale!👌👌

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Km4
Mogadishu
252