Dhammaan ardayda waalidiinta iyo macalimiinta waxaa lagu wargelinayaa in Berito oo Taariikhdu kubeegantahay 27/12/2025 uu dib u furmayo dugsiga daarulnujuum
Daarul-nujuum primaray and secondaray school
tayeynta aqoonta Iyo dhisda garaadka ardayda
Ogeysiis
WasaaraddaWaxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxa ay ku wargelineysaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bahwadaagta waxbarashada in la hakin doono howlaha waxbarashada ee Gobolka Banaadir inta u dhexeysa 21-ka Diseember ilaa 25-ka Diseembar 2025.
Si loogu diyaargaroobo doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee dagmooyinka Gobolka Banaadir, waxaa la xirayaa dhammaan goobaha waxbarashada oo ay ka mid yihiin dugsiyada, macaahidda iyo jaamacadaha.
Haddaba, Wasaaraddu waxa ay ka codsanaysaa masuuliyiinta goobaha waxbarashada ee loo asteeyey doorashooyinka in ay si habsami leh ula shaqeeyaan Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha.
Maalmaha la hakiyey waxbarashada, waxaa gadaal looga dari doonaa kaltirsiga sannad-dugsiyeedka 2025-2026.
DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin ah fadlan kala xiriir
Agaasinka warfaafinta iyo xiriirka Bulshada.
Abdiaziz Wali
[email protected]
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare waxay ogeysiineysaa dhammaan bahda waxbarashada in berri oo Axad ah, 23-ka Nofeembar, ay goobaha waxbarashada fasaxyihiin, iyada oo lagu maamusayo Maalinta Macallinka Soomaaliyeed.
Wasaaraddu waxay u rajeyneysaa macallimiinta Soomaaliyeed dhammaan wanaag, sharaf iyo guul, maadaama ay laf-dhabar u yihiin horumarka dalka iyo dadka.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin fadlan la xiriir
Agaasinka warfaafinta iyo xiriirka Bulshada
Abdiaziz Wali
Email: [email protected]
Ogeysiis ogeysiis muhiim
Dhammaan waalidiinta & ardaydaba waxaa la ogeysiinayaa in dugsigu berri fasax yahay
Munaasabadda maalinka macallinka Awgeed.
Mahadsanidiin .
Waa fursad baranimo halaga faaidayso
Ogeysiis muhiim
Dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee darul-nujum
Waxaa ka bannaan fursad baranimo Maadooyinka
Biochemistry
Dugsigu waxa uu ka yaallaa inta u dhexaysa Godka siisii iyo Ex-hotel lafweyn
Wixi faafaahina Nagala soo xariir numberada kala ah: 615097614/619797920/618239444
FG galabta:3:00 pm ayaa imtixaanka qiimeynta la geli doonaa
Ogeysiis muhiim
Dugsiga hoose, dhexe iyo sare ee darul-nujum
Waxaa ka bannaan fursad baranimo Maadooyinka
Biochemistry
Wixi faafaahina Nagala soo xariir numberada kala ah: 615097614/619797920/618239444
Back to school
Maanta oo taariikhdu tahay 30/8/2025
Waxaa dib inoogu formay
Sanad waxbarasheedkii 2025-2026
Waxaa Allah ka rejaynaynaa in uu khayr inoogu dhammeeyo.
13/08/2025
Biri oo qamiis ah waxaa lashacinaa imtixaanka dugsiga dhaxe
Fasalka 8aaad
Fadlan Raaco linkiga Hoose
14/07/2025
Sanad Dugsiyeedka 2024/2025.
Qayb kamid ah Sawirada Sanad Dugsiyeedkii Noo Soo Idlaaday.
Qayb kalka Tartan ciyaareedka
Iyo Sakootintii Ardayda Imtixaanadka Shahadiga ahaa.
Hadafkayna Waa ka miro dhalinta arday wax soo saar leh.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 06:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 17:00 |
| Friday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |