31/08/2026
📚 **Casharka 4-aad – Barashada Odoo Af-Soomaali**
Casharka maanta waxaan ku baraneynaa **Sida Loo Sameeyo Chart of Accounts (COA)** ee Odoo. 💻📊
Waxaan si fudud u fahmeynaa:
✅ Waa maxay Chart of Accounts (COA)?
✅ Sida loo abuuro Accounts
✅ Sida loo habeeyo Accounts-ka shirkadda
✅ Sida COA loogu isticmaalo Accounting-ka Odoo
🎓 **Baro Odoo Af-Soomaali – Tallaabo Tallaabo!**
**Cinwaanka YouTube-ka:****Maalinta 4: Sida Loo Sameeyo Chart of ...