Somali International University - SIU

Somali International University - SIU Somali International University (SIU) is a non-profit higher education institution accredited by the Professionalism
(209)

Our Philosophy
The founders, administrators, faculty, and support staff of SIU strongly believe that the Somali people have a right to a good education. SIU believes that through a solid educational foundation and promotion of a good character, the Somali people can successfully fight poverty, and provide a platform for inspiration. Our Vision

SIU aspires to be the leading source of the countryโ€™s brightest, most skillful, and ethical professionals and managers. Our Mission
SIU is committed to the advancement of learning through teaching, research and service to society, and to produce qualified, capable, and morally sound graduates through educational excellence. Our Core Values

Integrity and Credibility
Innovativeness
Commitment
Transparency
Excellence and
6.

Adigoo u baahan inaad aqoontaada kororsato haddii uu waqtigu kuu saamixi waayay inaad fasalka soo xaadirto, waxaan kuu d...
24/09/2026

Adigoo u baahan inaad aqoontaada kororsato haddii uu waqtigu kuu saamixi waayay inaad fasalka soo xaadirto, waxaan kuu diyaarinnay xalka arrinkaas oo ah inaad hab online ah ku qaadan karto duruusta jaamacadda.

Lixda takhasus ee hoos kuxusan ayaa hadda diyaar kuu ah oo aad iska diiwaangelin kartaa haddii aad buuxiso shuruudaha.

1. ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ž๐ฌ๐ฌ ๐€๐๐ฆ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง
2. ๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐€๐๐ฆ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง
3. ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐‘๐ž๐ฅ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ
4. ๐’๐ž๐œ๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐ฒ ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ข๐ž๐ฌ ๐š๐ง๐ ๐‚๐ซ๐ข๐ฆ๐ข๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ
5. ๐’๐ก๐š๐ซ๐ข๐š ๐š๐ง๐ ๐‹๐š๐ฐ
6. ๐†๐ž๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ฒ ๐š๐ง๐ ๐‡๐ข๐ฌ๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ.

Diiwaangelintu hadda way furantahay, saacadaha shaqaduna waa 07:30 AM (Subaxnimo) illaa 03:30 PM (Galabnimo).

Wixii faahfaahin ah iyo macluumaadka aad u baahantahay fadlan laxiriir lambarrada hoose.

๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ’๐Ÿ/๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ“๐Ÿ.

Si aad isaga diiwaangeliso barnaamijyada online-ka ah ee Jaamacadda SIU ku dhufo link-ga hoose oo raac tilmaamaha.
https://forms.gle/bQEzLEjhGAtXgp3z8

Contact Us on WhatsApp https://wa.link/rw6jc5

23/09/2026

Somali International University (SIU).

๐’๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ ๐„๐ฑ๐œ๐ก๐š๐ง๐ ๐ž ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐š๐ฆ.

Qaybo ka mid ah ardayda Jaamacadda SIU ka barata Kulliyadda Daaweynta iyo Qalliinka (Medicine and Surgery) oo ka warbixinaya aqoonta iyo khibradda ay ka helaan barnaamijka isdhaafsiga aqoonta iyo khibradda ee u dhexeeya Jaamacadda SIU iyo jaamacadaha Bariga Afrika sida;

๐Ÿ. ๐Œ๐š๐ค๐ž๐ซ๐ž๐ซ๐ž ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ
๐Ÿ. ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐๐š๐ข๐ซ๐จ๐›๐ข
๐Ÿ‘. ๐Œ๐›๐š๐ซ๐š๐ซ๐š ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐จ๐Ÿ ๐’๐œ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž ๐š๐ง๐ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ
๐Ÿ’. ๐Š๐ž๐ง๐ฒ๐š๐ญ๐ญ๐š ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ ๐š๐ง๐
๐Ÿ“. ๐†๐ฎ๐ฅ๐ฎ ๐”๐ง๐ข๐ฏ๐ž๐ซ๐ฌ๐ข๐ญ๐ฒ.

22/09/2026

Munaasabadda abaalmarinta siddeeddii arday ee ugu sarreysay ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” semester-kii labaad ee sannad waxbarasheedkii ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Halkan waxaan idiin ku soo gudbineynaa ๐ฌ๐ข๐๐๐ž๐ž๐๐๐ข๐ข ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ซ๐ซ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” semester-kii labaad ...
22/09/2026

Halkan waxaan idiin ku soo gudbineynaa ๐ฌ๐ข๐๐๐ž๐ž๐๐๐ข๐ข ๐š๐ซ๐๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ซ๐ซ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” semester-kii labaad ee sannad waxbarasheedkii ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž  ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad lagu abaalmarinayay siddeedda arday ee ugu sarrey...
21/09/2026

๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ก๐ž๐ฑ๐ž ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” waxaa maanta ka qabsoontay munaasabad lagu abaalmarinayay siddeedda arday ee ugu sarreysa kulliyadaha Jaamacadda SIU.

Munaasabaddan oo uu soo agaasimay ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” ayaa abaalmarinno isugu jira deeqo waxbarasho iyo shahaadooyin lagu guddoonsiiyay siddeeddii arday ee ugu sarreysay kulliyadaha Jaamacadda SIU semester-kii labaad ee sannad waxbarasheedka ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ - ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Munaasabadda waxaa goobjoog ahaa masuuliyiin, waxaana kalmado ka jeediyay munaasabadda dad kala duwan oo isugu jira xukuumadda ardayda, guuleystayaasha, waaliddiinta, maamulayaasha dugsiyada Dalka qaarkood iyo maamulka jaamacadda oo uu ugu horreeyo kusimaha guddoomiyaha Jaamacadda SIU, ahna guddoomiye kuxigeenka Waaxda Cilmibaarista iyo Horumarin mudane ๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข๐œ๐ข ๐ƒ๐ข๐ข๐ซ๐ข๐ฒ๐ž ๐‚๐š๐›๐๐ข, waxayna dhammaantoodba bogaadiyeen dadaalka dheeraadka ah ee ay muujiyeen ardayda guuleysatay.



Munaasabadda abaalmarinta siddeedda arday (๐“๐จ๐ฉ ๐Ÿ– ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ๐ฌ)  ee ugu sarreysa  kulliyadaha Jaamacadda SIU.๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก...
20/09/2026

Munaasabadda abaalmarinta siddeedda arday (๐“๐จ๐ฉ ๐Ÿ– ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ๐ฌ) ee ugu sarreysa kulliyadaha Jaamacadda SIU.

๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐€๐ซ๐ซ๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐” oo kaashanaya Xafiiska Waxbarashada ayaa berri oo Isniin ah 21/09/2026 qaban doona munaasabad lagu abaalmarinayo siddeedda arday (๐“๐จ๐ฉ ๐Ÿ– ๐’๐ญ๐ฎ๐๐ž๐ง๐ญ๐ฌ) ee ugu sarreysa kulliyadaha Jaamacadda SIU, ardaydaas oo muujisay dadaal dheeraad ah intii ay kujireen semester-kii labaad ee sannad waxbarasheedka 2025 - 2026.

18/09/2026

Doodda musharraxiinta u tartameysa xilalka xoghayaha iyo guddoomiyaha Naadiga Qalinjebiyayaasha Jaamacadda SIU.

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa ka qabsoontay dood u dhexeysay musharraxiinta u tartameysa xilalka xoghayaha iyo g...
17/09/2026

Xarunta Dhexe ee Jaamacadda SIU waxaa ka qabsoontay dood u dhexeysay musharraxiinta u tartameysa xilalka xoghayaha iyo guddoomiyaha Naadiga Qalinjebiyayaasha Jaamacadda SIU.

Dhowaan waxaa lafilayaa inay qabsoonto doorashada Hoggaanka Naadiga Qalinjebiyayaasha Jaamacadda SIU oo looga golleeyahay iskuxirka xubnaha qalinjebiyayaasha.

Address

Taleex
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 07:30 - 15:30
Tuesday 07:30 - 15:30
Wednesday 07:30 - 15:30
Thursday 07:30 - 15:30
Friday 07:30 - 15:30
Saturday 07:30 - 15:30
Sunday 07:30 - 15:30

Telephone

+252613999952

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali International University - SIU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Somali International University - SIU:

Shortcuts

Share