Al-Azhar School

Al-Azhar School

Share

Iskuulka al-azhar waa iskuul leh heerarka waxbarasho ee kala ah Hoose, dhexe iyo sare. Iskuulku waxa

23/04/2026
23/04/2026

Ardayda Fasalka Form Four oo Maanta Sameeyay Practical ku saabsan sida loo ogaado Blood Group ka
2025-2026

Photos from Al-Azhar School's post 07/04/2026

Exam Time Table
Second Monthly Exam Test
@2025-2026

24/03/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون
Maamulka, Macallimiinta iyo guud ahaa bahda Al-Azhar School, waxay uga tacsiyay nayaa ehelka iyo qaraabada uu ka baaxay Abdisalan Mohamed Abdi, oo ku geeriyooday Muqdisho.
Waxaan Allah uga baryeynaa Janaatul firsowsah in uu ka waaraabiyo.
Aamiin Aamiin
waxa ka mid ahaa ardaydii ka qalin jabisayay Dugsiga -azhar sanadkii 2018.

22/03/2026

Welcome Back To School
-azhar

19/03/2026

Ciid Mubarak

19/03/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون
Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan Bahda iskuulka AL-AZHAR, waxay tacsi tiiraanyo leh dirayaan maamulka Dugsiga Ustaad Khaalid Cali Tuuryare, oo Eedadiis Culimo Tuuryare ay ku geeriyootay magaalada Mogadishu.
Sabar iyo Iimaan badan

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Jidka Warshadaha
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 00:00
Thursday 07:00 - 00:00
Friday 07:00 - 00:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00