Al-Azhar School

Al-Azhar School Iskuulka al-azhar waa iskuul leh heerarka waxbarasho ee kala ah Hoose, dhexe iyo sare. Iskuulku waxa

23/04/2026
23/04/2026

Ardayda Fasalka Form Four oo Maanta Sameeyay Practical ku saabsan sida loo ogaado Blood Group ka
2025-2026

Exam Time TableSecond Monthly Exam Test @2025-2026
07/04/2026

Exam Time Table
Second Monthly Exam Test
@2025-2026

إنا لله وإنا إليه راجعون Maamulka, Macallimiinta iyo guud ahaa bahda Al-Azhar School, waxay uga tacsiyay nayaa ehelka iy...
24/03/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون
Maamulka, Macallimiinta iyo guud ahaa bahda Al-Azhar School, waxay uga tacsiyay nayaa ehelka iyo qaraabada uu ka baaxay Abdisalan Mohamed Abdi, oo ku geeriyooday Muqdisho.
Waxaan Allah uga baryeynaa Janaatul firsowsah in uu ka waaraabiyo.
Aamiin Aamiin
waxa ka mid ahaa ardaydii ka qalin jabisayay Dugsiga -azhar sanadkii 2018.

Welcome Back To School   -azhar
22/03/2026

Welcome Back To School
-azhar

Ciid Mubarak
19/03/2026

Ciid Mubarak

إنا لله وإنا إليه راجعون Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan Bahda iskuulka AL-AZHAR, waxay tacsi tiiraanyo leh dirayaa...
19/03/2026

إنا لله وإنا إليه راجعون
Maamulka, Macallimiinta iyo dhammaan Bahda iskuulka AL-AZHAR, waxay tacsi tiiraanyo leh dirayaan maamulka Dugsiga Ustaad Khaalid Cali Tuuryare, oo Eedadiis Culimo Tuuryare ay ku geeriyootay magaalada Mogadishu.
Sabar iyo Iimaan badan

Address

Jidka Warshadaha
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 00:00
Thursday 07:00 - 00:00
Friday 07:00 - 00:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252615128029

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-Azhar School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al-Azhar School:

Shortcuts

Share

Category