Faculty of Eco. & Management Science

Faculty of Eco. & Management Science

Share

Kuliyda Dhaqaalaha iyo maamulka JU waxay ka kooban thy 5 qeyood oo kala ah: BA FA BF PA iyo Eco

Photos from Jazeera University's post 24/03/2026

Hambalyo guddoonka Ardayda Jaamacadda Jazeera si gaah waxan ugu hambalyo u leenahay RAHMA BASHIR ABDULLAHI oo ka tirsaan ardayda Kulliyadda dhaqaalha iyo maamulka waxaan leenahay Hambalyo mar kale.

Photos from Faculty of Eco. & Management Science's post 26/02/2026

๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ž๐ž
๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ณ๐ž๐ž๐ซ๐š, waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa

Abdishakur Mohamed Ali oo ku guuleystay shahaadada ๐Œ๐š๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ ๐จ๐Ÿ ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐š๐ง๐ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž ee Makerere University

Sidoo kale kana mid ah ๐ช๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ฃ๐š๐›๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š
๐Š๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ณ๐ž๐ž๐ซ๐š ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ‘๐š๐š๐ โ€“ ๐€๐œ๐œ๐จ๐ฎ๐ง๐ญ๐ข๐ง๐  ๐š๐ง๐ ๐…๐ข๐ง๐š๐ง๐œ๐ž

Guushan sharafka leh waa mid farxad u ah kulliyadda, jaamacadda, iyo guud ahaan bulshada.

Alle ha kuu barakeeyo cilmigaaga, hana kaa dhigo mid dalkiisa iyo dadkiisa anfaca.

Hambalyo mar kale, guul iyo horumar joogto ah ayaan kuu rajaynaynaa.

Photos from Jazeera University's post 17/12/2025
11/12/2025

Bandhigga Dhallinyarada iyo Ganacsatada
โ€œShape Your Future: From Idea to Actionโ€

Bandhiggan wuxuu fursad dahabi ah u yahay dhallinyarada hal-abuurka leh iyo ganacsatada raba inay kor u qaadaan fikradahooda, kobciyaan xirfadahooda, kuna xirmaan shirkado iyo hayโ€™ado kala duwan.
Ujeeddada ugu weyn waa in dhallinyaradu fahmaan sida fikrad yar loogu beddelo qorshe wax ku ool ah oo hirgala.

Sponsor:
โ€ขJazeera University
๐Ÿ•ฅ3:00PM
๐Ÿ“†11/12/2025
Faculty of Economics and Management Science

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Jazeera University
Mogadishu
MUQADISHUHODANBEHINDISTANBULRESTURENT,MOGADISHO,

Opening Hours

Monday 07:00 - 16:00
Tuesday 07:00 - 16:00
Wednesday 07:00 - 16:00
Thursday 07:00 - 16:00
Saturday 07:00 - 16:00
Sunday 07:00 - 16:00