21/09/2026
Gudoomiye ku xigeenka ๐๐๐๐ฆ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ ๐๐ข๐ฅ๐๐ฅ Mr. Abdifatah Nor Abdi ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad lagu dhiirigalinayay arday ku baastay Imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee dalka.
Gudoomiyaha ayaa halkaas farriin isugu jirta hambalyo iyo boggadin la wadaagay dhammaan ardayda qalin-jabiyaasha ee ka gudbay imtixaanka.
Iskuulka barashadda xirfadda baristaha ee Kaamil Barista Academy ayaa munaasabada u qabtay ardayda dhigata Iskuulka kuwaas oo dhammaan ka gudbay imtixaanka shahaadiga dugsiga.