City Primary and Secondary Schools

City Primary and Secondary Schools

Share

City school is a private school which offers high quality education of primary and secondary stages.

19/06/2026

Xarumaha Imtixaanka ay ku galayaan ardeyda Dusiga City 𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝟭𝗮𝗮𝗱 ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha Iyo Tacliinta Sare Guuleysta dhammaantiin.

16/06/2026

Bilashada sanadka cusub ee Hijriga 1 Bisha Muxaram 1448 ilaa ha inooga dhigo sanad barakesyan, ilaah nagu gaarsiiyo sanadka xiga Nabad, Barwaaqo, daganasho iyo horumar waara.

16/06/2026

Diyaar garowga ardeyda Fasalka 8aad Xarunta 1aad ee City Primary and Secondary Schools. Guuleysta dhammaatiin.

15/06/2026

Diyaar garowga Ardeyda Fasalka 8aad ee Xarunta 2aad City School - Branch 2 Darusalam. Waxaan u rajeyneynaa Guul iyo Natiijo sare in ka keenaan Imtixaanka Fasalka 8aad ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.

07/06/2026

𝗙𝗮𝗿𝗶𝗶𝗻 𝗺𝘂𝗵𝗶𝗶𝗺 𝗮𝗵 𝗸𝘂𝗻𝗮 𝘀𝗼𝗰𝗼𝘁𝗮 𝗮𝗿𝗱𝗲𝘆𝗱𝗮 𝗙𝗮𝘀𝗮𝗹𝗸𝗮 𝟴𝗮𝗮𝗱 𝗲𝗲 𝗴𝗮𝗹𝗲𝘆𝘀𝗮 𝗜𝗺𝘁𝗶𝘅𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝟮𝟬𝟮𝟱/𝟮𝟬𝟮𝟲 kana timid Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir.
Guul baan u rajeyneynaa Guud ahaan ardeyda Fasalka 8aadka gaar ahaan ardeyda City Primary and Secondary Schools.

01/06/2026

Tartanka K/Cagta ee Sanadlaha ee City School - Branch 2 Darusalam ah ayaa lasoo gaba gabeeyey Ciyaar k**a danbeys ah waxaa waxaa wada ciyaaray Fasalada Form 4A & 8aad-B.
Guusha waxey raacaday Fasalka 8aa-B Gool ku laad. Hambalyo 8aad-B oo sanadkii 2aad ku guuleystay Tartanka K/cagta.

01/06/2026

Tartanka K/Cagta ee Sanadlaha ee City School - Branch 2 Darusalam ah ayaa lasoo gaba gabeeyey Ciyaar k**a danbeys ah waxaa waxaa wada ciyaaray Fasalada Form 4A & 8aad-B.
Guusha waxey raacaday Fasalka 8aa-B Gool ku laad. Hambalyo 8aad-B oo sanadkii 2aad ku guuleystay Tartanka K/cagta.

31/05/2026

Galabta 4:00pm 31 May 2026 Waxaa lasoo gaba gabeynayaa Tartankii K/Cagta ee City School - Branch 2 Darusalam Waxaana fagaaraha Goroonka isku food saaraya Labada fasal ee kala ah Form 4A iyo 8aad-B ciyaar k**a danbeys ah.
Ciyaari waa badis ama barbardhac.

26/05/2026

🌙 𝗖𝗶𝗶𝗱𝘂𝗹 𝗔𝗱𝘅𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗮𝗿𝗮𝗸

𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 City Primary and Secondary Schools 𝐰𝐮𝐱𝐮𝐮 𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐮 𝐝𝐢𝐫𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐦𝐮𝐧𝐚𝐚𝐬𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥-𝐀𝐝𝐱𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚, 𝐇𝐨𝐰𝐥𝐰𝐚𝐝𝐞𝐞𝐧𝐚𝐝𝐚, 𝐚𝐫𝐝𝐞𝐲𝐝𝐚, 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐣𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚𝐚𝐬𝐡𝐚 & 𝐖𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚. 𝐂𝐢𝐢𝐝 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧, 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐬𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐚.
كل عام وأنتم بخير
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


WADADA WARSHADAHA
Mogadishu
252616006922

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Friday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 15:00
Sunday 07:00 - 17:00