NUXURKA MUUQAALKA
Maalin kasta oo Khamiis ah ka daawo SHABELLE TV iyo Somscreen media Institute.
Somscreen Media Institute
Somscreen Media Institute (SOSMI) is a professional training center dedicated to empowering Somali youth with knowledge and skills in the media industry.
The institute boasts a team of highly experienced trainers and industry experts who work closely with students to prepare them for competitive roles in the local and global job market.
Waxaan ku faraxsan nahay heshiiska dhexmaray SOMFA MEDIA AGENCY & SHABELLE TV.
Tani waxay fursad u tahay dhalinyarada ka baxda ama wax ka barata machadka SOSMI.
Ma dooneysaa inaad noqoto muqaal ku shekeeye?
Haday jawaabtaadu tahay haa machadka sosmi ayaa marwalba iyo goor walba ayaa kugu diyaar ah inuu kaa haqabtiro
Somscreen Media Institute
Nala soo xiriir:
👉WhatsApp: 61 2883313
03/08/2026
📚🎬 **Waxbarashadu waa socotaa, horumarkuna waa muuqdaa!**
Machadka **SOSMI (SomScreen Media Institute)** waxaa si habsami leh uga socda casharradii ardayda, iyadoo lagu bixinayo aqoon tayo leh, tababarro wax-ku-ool ah, iyo jawi waxbarasho oo dhiirrigeliya hal-abuurka.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardaydeenna guul iyo horumar joogto ah. Mustaqbal ifaya wuxuu ka bilaabmaa maanta!
Exposure
Somscreen Media Institute
Nala soo xiriir:
👉WhatsApp: 61 2883313
Skills ku waa waxa ku sahlaya inaad shaqo hesho💯
Isdiwaagelintu way furan tahy
🎥 "Meel walba oo aad tagto waxaa lagu weydiinayaa hal su'aal..."
"Xirfad ma leedahay?"
Ha u oggolaan in jawaabtaadu noqoto "Maya."
Maanta qaado go'aan beddeli kara mustaqbalkaaga.
Machadka Somscreen Media Institute waxaa ka socota is-diiwaangelinta dhamaan koorsooyinka loogu jecel yahay suuqa shaqada.
Is-diiwaangelintu hadda way socotaa,
"Baro Xirfad Maanta, si aad berito ugu mid noqoto xirfadle xamaasha oo aan xariiftimin.
automatic white balance and preset white balance
Somscreen Media Institute
Nala soo xiriir:
👉WhatsApp: 61 2883313
Waa maxay preset white balance?
Somscreen Media Institute
Nala soo xiriir:
👉WhatsApp: 61 2883313
30/07/2026
SAWIRO: Somscreen Media Institute wuxuu si rasmi ah ardaydiisa ugu qabtay imtixaanka Camera Operating, kaas oo lagu qiimeynayay aqoonta iyo xirfadaha ay ka barteen isticmaalka camerada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu