Al-Amal Model School مدرسة الأمل النّموذجيّة

Al-Amal Model School مدرسة الأمل النّموذجيّة

Share

This is the official site of Al-amal Model Primary and Secondary School in Mogadishu.

Photos from ‎Al-Amal Model School مدرسة الأمل النّموذجيّة‎'s post 17/05/2026

17-May-20216
Barnaamijka daabuurka iyo wacyi galainta ardayda iskuulka Al-Amal Model School مدرسة الأمل النّموذجيّة ,

13/05/2026

Wasiirka wasaaradda waxabarshada, Mudane faarax sheekh cabdulqaadir, waxaan idinku bishaareynaa imtixaanka waa fududyahay lkn waxa kastoo fudud kuwuu ku adagyahay.

Photos from ‎Al-Amal Model School مدرسة الأمل النّموذجيّة‎'s post 15/04/2026

Al-Amal Model School, ubax soo baxaya

Photos from ‎Al-Amal Model School مدرسة الأمل النّموذجيّة‎'s post 31/03/2026

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.🎓 🎉

Waxaan halkaan Hambalyo qalinjebin ah u direynaa annagoo ah bahda Al-Amal Model School Maamul, Macallimiin iyo ardayba ( ) iyo oo soo afmeeray heerka kowbaad ee waxbarashada Jaamacadda .

Cilmiga aad barateen Alle ha idinka dhigo mid aad ku intifadaan adduun iyo aakhiraba.

(guraaje) iyo ,waxey ka mid ahaayeen naadiga qalinjabiyaasaha Iskuulka .

.

Photos from ‎Al-Amal Model School مدرسة الأمل النّموذجيّة‎'s post 05/03/2026

Hambalyo Hambalyo.🎓 🎉

Waxaan halkaan Hambalyo qalinjebin ah u direynaa annagoo ah bahda Al-Amal Model School Maamul, Macallimiin iyo ardayba oo soo afmeeray heerka kowbaad ee waxbarashada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed .

Cilmiga aad baratay Alle ha kaaga dhigo mid aad ku intifaacdo adduun iyo aakhiraba.

, ayaa ka mid ah naadiga qalinjabiyaasaha Iskuulka .

.

21/02/2026

Sabti 21-feb-2026
Waxaa maanta booqasho ku yimid xarunta iskuulka qaar ka mida madaxda Jamciyadda tuisa.de #جمعية #توإزا #الخيرية #, oo uu hogaaminaayo . Axmad Alqasimi , waxa ay waqti fiican la qaateen maamulka iyo ardayda waxayna sheegeen in ay dhismaha iskuulka ballaarin doonaan mustaqbalka dhaw inshallah, sidoo kale waxey kormeer ku sameeyeen dhammaan fasallada iyo guud ahaan iskuulka oo dhan, waxayna sheegeen in ay iskuulka si casri ah u hormarin doonaan, sidoo kale waxey ardayda kula dardaarmeen in ay ku dadaalaan waxbarasha sii hormariyaan xirfadahooda si ay hormar u gaarsiiyaan naftooda, dadkooda iyo dalkoodaba.

Photos from ‎Al-Amal Model School مدرسة الأمل النّموذجيّة‎'s post 21/02/2026

Sabti 21-feb-2026
Waxaa maanta booqasho ku yimid xarunta iskuulka qaar ka mida madaxda Jamciyadda tuisa.de #جمعية #توإزا #الخيرية #, oo uu hogaaminaayo .Axmad Alqasimi, waxa ay waqti fiican la qaateen maamulka iyo ardayda waxayna sheegeen in ay dhismaha iskuulka ballaarin doonaan mustaqbalka dhaw inshallah, sidoo kale waxey kormeer ku sameeyeen dhammaan fasallada iyo guud ahaan iskuulka oo dhan, waxayna sheegeen in ay iskuulka si casri ah u hormarin doonaan, sidoo kale waxey ardayda kula dardaarmeen in ay ku dadaalaan waxbarasha sii hormariyaan xirfadahooda si ay hormar u gaarsiiyaan naftooda, dadkooda iyo dalkoodaba.

Photos from ‎Al-Amal Model School مدرسة الأمل النّموذجيّة‎'s post 13/02/2026

Form four champions cup

Photos from ‎Al-Amal Model School مدرسة الأمل النّموذجيّة‎'s post 11/02/2026

11.feb.2026
Maanta waxaa qabsoomay tartan aqooneedkii sanaadla ahaa ee iskuulka Al-Amal Model Schol,
Sidoo kale waxaa la abaal mariyay tartamayaashii sanadkii h**e qaaday tartan aqooneed

Waxaan sanadkii h**e tartanka

kaalinta 1aad galay fasalka form one oo hada ah form2

Kaalinta 2aad-na waxaa galay fasalka 8aad-A oo hada form one ah

1. Kaalinta 1aad waxaa la siiyay $60
2. Kaalinta 2aad-na waxaa la siiyay $40

Sidoo kale waxaa la abaal mariyay team-ka sports-ka ee sanadkan waxaa sanadkan cup-ka qaaday fasalka f4

Photos from ‎Al-Amal Model School مدرسة الأمل النّموذجيّة‎'s post 14/01/2026

14-jan2026
Imtixaanka midterm-ka 2025-2026

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu