23/01/2024
Qolka Xerta
Qolka Xerta Aabow Macalin
23/01/2024
27/11/2022
Alxamdulillah
17/10/2021
07/10/2021
بسم الله الرحمن الرحيم
وُلِـدَ الـهُـدى فَـالكائِناتُ ضِياءُ
**
وَفَـمُ الـزَمـانِ تَـبَـسُّـمٌ وَثَناءُ
Waxaan ugu hambalyeynaynaa Dhammaan Umadda Islaamka ah gaar ahaan umadda soomaaliyeed, sannad-guurada udgoon ee dhalashada Nabigeenii suubanaa Muxamed NNKH.
Inta uu Eebe uumay kii u sharaf badnaa, Eebe jeclaaday, .... Sayidkeenii koowaad Abuuris ahaan nuurkiisa Iyo kii u dambeeyay Nabinimo, waxaan dhammaanteen ku soo ururray-naa jacaylkiisa iyo ducadiisa. --
Qalbigayaga iyo kiinaba ayaa wada dareemayna Jacaylkaas iyo naxariistaas. Nabadgalyo Eebbe korkiisa haka yeelo..
Waxaan ku farxaynaa, weyney-neynaa, Isxasuusinaynaa dhalashadiisa, taas oo anaka dhan noo ahayd Iftiin.
Sidaas darteed, Waxaan Muujinaynaa Farxadaas, Inaka oo Aqrinayno siiradiisa suuban dadkeenana barayno, Inaka oo Bixinayno Sadaqo, Inaka oo is farayno wanaagga iskana reebeyno Xumaanta, Inaka oo u duceyneyno Dhammaan Muslimiinta Dhibban in uu alle f***j degdeg ah siiyo.
Allaha nawada siiyo jecelka Nabigeena Muxamed NNKH, Iyo Raacistiisa.
Aamiin Yaa Rabbi .......
01/10/2021
Aamiin Ya Rabbi
02/06/2021
مسجد الشيخ صالح الجعفري، رحمه الله
04/04/2021
Telefoonkaagu ma u qalmaa intaasoo waqti ah ?
Waxaan la yaabay sheekooyinka kuwii h**e ee saalixiinta ahaa, sida ay waqti dheer ugu bixin jireen Qur’aanka, cibaadada iyo waxbarashada, iyagoo aan ka daalin ama ka caajisin!
Markii aan arkay xilligan dadku sida ay ugu mashquulsan yihiin 📱mobile kooda, yaabkii waa layga saaray !!
Waxaana ogaaday in haddii qalbigu wax jeclaado, uusan ka daaleyn, Ilaahow qalbigeenna qeyrka jecleysii.
Aamiin Yaa Rabbi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Website
Address
Wadada Wadnaha
Mogadishu
1234