Batch25 CS - Mogadishu University

Batch25 CS - Mogadishu University Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Batch25 CS - Mogadishu University, Educational Research Center, Mogadishu.

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐จ๐จ๐ฌ ๐จ๐จ ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐ ๐‹๐ž๐ก๐ŸŽ‰Dhammaan Class-ka ๐‚๐’๐๐€๐“๐‚๐‡๐Ÿ๐Ÿ“ oo isku duuban waxay halkan hambalyo kal iyo laab ah uga diraya...
18/04/2026

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐€๐ซ๐จ๐จ๐ฌ ๐จ๐จ ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐ ๐‹๐ž๐ก๐ŸŽ‰

Dhammaan Class-ka ๐‚๐’๐๐€๐“๐‚๐‡๐Ÿ๐Ÿ“ oo isku duuban waxay halkan hambalyo kal iyo laab ah uga dirayaan ๐„๐ง๐ . ๐ˆ๐ช๐ซ๐š ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ iyo Seygeeda ๐„๐ง๐ . ๐’๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฆ๐š๐ง ๐€๐ฅ๐ข๐š ๐ƒ๐š๐ฎ๐, oo xafladda Nikaaxa iyo arooskooda si qurux badan uga dhacay magaalada Mogadishu.
Eng Iqra waxay ka tirsantahay qalin-jabiyaasha Class-ka ๐‚๐’๐๐€๐“๐‚๐‡๐Ÿ๐Ÿ“, waxayna kaalin firfircoon ka soo qaadatay hoggaanka fasalka, iyadoo ka tirsaneed hoggaanka sare ee fasalka.

๐๐จ๐ช๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฐ๐ข๐ข ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐š๐ซ๐š ๐จ๐จ ๐ฎ๐›๐š๐ ๐ค๐ก๐ž๐ฒ๐ซ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ก๐ž๐ฅ๐š. ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐ข๐ข๐ง๐ง๐ฎ ๐ก๐š ๐ง๐จ๐ช๐๐จ ๐ ๐ฎ๐ซ๐ข ๐ง๐š๐›๐š๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐ซ๐ฐ๐š๐š๐ช๐จ ๐ฅ๐ž๐ก.
๐–๐ข๐ข๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐š๐ง๐จ; ๐ ๐š๐›๐š๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐š๐ง๐จ.



&SuleymanForever ๐Ÿ’โœจ

๐˜›๐˜ข๐˜ข๐˜ณ๐˜ช๐˜ช๐˜ฌ๐˜ฉ 01/11/2025โœจ Xubno ka tirsan  Batch25 CS - Mogadishu University  โœจayaa u jeediyay barnaamij hagid, baraarujin, i...
02/11/2025

๐˜›๐˜ข๐˜ข๐˜ณ๐˜ช๐˜ช๐˜ฌ๐˜ฉ 01/11/2025
โœจ Xubno ka tirsan Batch25 CS - Mogadishu University โœจ
ayaa u jeediyay barnaamij hagid, baraarujin, iyo tusaaleyn ah ardayda cusub ee sanadkan ku soo biirtay jaamacadda, gaar ahaan Faculty of Computer Science & IT-Mogadishu University.

Barnaamijkan waxaa loogu talagalay in ardayda cusub lagu dhiirrigeliyo:
๐Ÿ’ก ๐—œ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜„๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฒ๐˜†๐—ป fasalka dhexdiisa.
๐Ÿ“˜ ๐—œ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ si loo fahmo casharrada si wadajir ah.
๐Ÿš€ ๐——๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—น๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ ๐—ท๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ si loo gaaro guul sare.
๐Ÿง  ๐—ž๐—ผ๐—ฏ๐—ฐ๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ณ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ ๐—ฐ๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ oo ka caawinaya safarka waxbarasho.

โœจ Gunaanad:
Barnaamijkan waa bilow cusub oo muujinaya isku duubni, dhiirigelin, iyo higsasho sare oo ay muujiyeen Batch25 โ€“ CS, Mogadishu University.
Waxaan rajeyneynaa in ardayda cusub ay ka faaโ€™iideystaan fariimaha hagida, una beddelaan ficil iyo guul muuqata. ๐Ÿ’ช๐ŸŽ“


๐ŸŽ“

Socdaalkii guusha ee Batch25 CS - Mogadishu University  iyo Barnaamijka hagidda iyo hogga tusaaleynta ee ๐—•๐—”๐—ง๐—–๐—›29 Faculty...
02/11/2025

Socdaalkii guusha ee Batch25 CS - Mogadishu University iyo Barnaamijka hagidda iyo hogga tusaaleynta ee ๐—•๐—”๐—ง๐—–๐—›29 Faculty of Computer Science & IT-Mogadishu University

  -25CS_Mogadishu_University Mogadishu University  ุฌุงู…ุนุฉ ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ   ๐Ÿฅณ๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“๐Ÿ‘ฉโ€๐ŸŽ“
01/11/2025


-25CS_Mogadishu_University Mogadishu University ุฌุงู…ุนุฉ ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ
๐Ÿฅณ๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“๐Ÿ‘ฉโ€๐ŸŽ“

27/10/2025

Faculty of Computer Science & IT-Mogadishu University

๐“๐š๐ก๐ง๐ข๐ฒ๐š๐ ๐€๐ซ๐จ๐จ๐ฌ ๐จ๐จ ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐ ๐‹๐ž๐ก ๐ŸŽ‰Dhammaan qalin-jabiyayaasha ๐‚๐’ ๐๐€๐“๐‚๐‡๐Ÿ๐Ÿ“ oo isku duuban waxay halkan tahniyad aroos uga dira...
03/09/2025

๐“๐š๐ก๐ง๐ข๐ฒ๐š๐ ๐€๐ซ๐จ๐จ๐ฌ ๐จ๐จ ๐…๐š๐ซ๐ฑ๐š๐ ๐‹๐ž๐ก ๐ŸŽ‰
Dhammaan qalin-jabiyayaasha ๐‚๐’ ๐๐€๐“๐‚๐‡๐Ÿ๐Ÿ“ oo isku duuban waxay halkan tahniyad aroos uga dirayaan ๐„๐ง๐ . ๐€๐๐š๐ฆ ๐Œ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐๐ฎ๐ซ oo ka tirsan ๐‚๐’ ๐๐€๐“๐‚๐‡๐Ÿ๐Ÿ“ iyo lammaantiisa qaaliga ah ๐€๐š๐ฆ๐ข๐ง๐š ๐‡๐š๐ฌ๐ฌ๐š๐ง ๐๐ฎ๐ซ, oo maanta ku midoobay nolosha, aroos kooduna ka dhacay magaalada Muqdisho.

Waxaan idin leenahay:
๐๐จ๐ช๐๐š ๐ค๐ฎ๐ฐ๐ข๐ข ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐ฐ๐š๐š๐ซ๐š ๐จ๐จ ๐ฎ๐›๐š๐ ๐ค๐ก๐ž๐ฒ๐ซ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ก๐ž๐ฅ๐š. ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐ ๐ข๐ง๐ง๐ฎ ๐ก๐š ๐ง๐จ๐ช๐๐จ ๐ ๐ฎ๐ซ๐ข ๐ง๐š๐›๐š๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐›๐š๐ซ๐ฐ๐š๐š๐ช๐จ ๐ฅ๐ž๐ก. ๐–๐ข๐ข๐ฅ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐š๐ง๐จ; ๐ ๐š๐›๐š๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐š๐ง๐จ.



&AaminaForever ๐Ÿ’๐ŸŒน

Taariikh 18-05-2025,  oo ay shalay ku beegneyd, waxaa noo soo idlaaday safar waxbarasho oo qaatay muddo afar sano โ€” kaas...
19/05/2025

Taariikh 18-05-2025, oo ay shalay ku beegneyd, waxaa noo soo idlaaday safar waxbarasho oo qaatay muddo afar sano โ€” kaas oo aan ku baranayey cilmiga Kambuyuutarka Computer Science & Information Technology, gaar ahaan goosinka (qaybta) Computer Science, oo aan ka baranay Jaamacadda Muqdisho.

Waxaan farxadda, dabaal-degga iyo damaashaadkaba wada qaybsanaynaa MU Family Batch 25, oo maalmo wacan iyo maalmo sirgaxanba aan soo wada qaadanay.

Maanta waxaan soo afmeeray heerka koowaad ee waxbarashada daraasadda sare, taas oo ah barbilawga iyo seeska koowaad ee Jaamacadda.

Mahad badan ha naga gaarto qof walba โ€” waalid, macallin, walaal, saaxiib โ€” oo nala garab taagnaa dadaal, naf-hurid, tabantaabo, hogatusaalayn, waano iyo wax-tusaalayn bilaa hagar laโ€™aan ah, si aan maanta u soo gaarno EEBBE idankiis.
Mogadishu University ุฌุงู…ุนุฉ ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ
Faculty of Computer Science & IT-Mogadishu University

01/05/2025

-25CS

Mogadishu University ุฌุงู…ุนุฉ ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ
Faculty of Computer Science & IT-Mogadishu University
Malmihii Wacnaa Weyso Socdaan ๐ŸŽ‡๐ŸŽ†๐ŸŽ‡
Part___________________Three๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ซ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“๐Ÿ‘ฉโ€๐ŸŽ“

28/04/2025

-25CS

Mogadishu University ุฌุงู…ุนุฉ ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ
Faculty of Computer Science & IT-Mogadishu University
Malmihii Wacnaa Weyso Socdaan ๐ŸŽ‡๐ŸŽ†๐ŸŽ‡
Part____________________Two ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ซ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“๐Ÿ‘ฉโ€๐ŸŽ“

26/04/2025

-25-CS

Mogadishu University ุฌุงู…ุนุฉ ู…ู‚ุฏูŠุดูˆ
Faculty of Computer Science & IT-Mogadishu University
Malmihii Wacnaa Weyso Socdaan ๐ŸŽ‡๐ŸŽ†๐ŸŽ‡
Part____________________One ๐Ÿ’ฅ๐Ÿ’ซ๐ŸŽ‰๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“๐Ÿ‘ฉโ€๐ŸŽ“

Eid Mubarak Ehel & Saxaab ๐Ÿ’ฅ๐Ÿฅณุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„ Allaha naga aqbalo Sonk Salada Iyo Ducadaba Amiin๐Ÿค ๐Ÿคฒุงู„ู„ู‡ ุฃูƒ...
30/03/2025

Eid Mubarak Ehel & Saxaab ๐Ÿ’ฅ๐Ÿฅณ
ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„
Allaha naga aqbalo Sonk Salada Iyo Ducadaba Amiin๐Ÿค ๐Ÿคฒ

ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ุงู„ู„ู‡ ุฃูƒุจุฑ ู„ุงุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ุงู„ู„ู‡ ุงูƒุจุฑ ูˆู„ู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ๐Ÿฅณ

ุงู„ุญู…ุฏ ู„ู„ู‡ ๐Ÿคฒ

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Batch25 CS - Mogadishu University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share