23/09/2026
๐ ๐๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ City University of Mogadishu.
โDalkeennu wuxuu leeyahay kheyraad baddadeed oo aad u ballaaran; sidaas darteed, ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐๐ iyo horumarinta hababka looga faa'iideysto waxay leeyihiin ahmiyad istaraateji ah.
Ku biir maanta, oo dhiso mustaqbalkaaga aqooneed iyo xirfadeed ee culuumta Badda.
Waxaa si rasmi u socota qaadashada ardayda cusub ee ๐ฌ๐๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐_๐๐๐๐.
Xarumaha aad iska diiwaangalinta karto waa:
โ :Cabdiqaasim_Taleex
โ : Boondheere
โ : Tareebiyaano