SIMAD Family Alumni

SIMAD Family Alumni

Share

this page for SIMAD family

Photos 28/11/2013

ducfadii sagaalaad ayaa maanta ka qalin jabisay jamcda SIMAD ilahay arday wax bratay noo dhowr amiin amiin

Photos 28/11/2013

Xaflad Qalin jabinta Jamacada SIMAD university ayaa maatna ka dhacdya Hotel Ciiy Plaze ee magalada Muqdisho, xalflada waxa ka soo qeeb galay Madaxaynaha Federalka ee Somalia Mudane Hassan Shiekh Mohamud,

Photos 14/11/2013

SIMAD University Alumni wxay ay mahad balaran u jedinayaa mamulka jamcdada dadaaalka hagar laaneed ay ugu jireen bulshada si ay u soo saraan bulsho wax ku oo leh. abaaalka macaliminta SIMAD lama gudi karo ilahayow dambigooda dhaaf. aamin aamin

Photos 09/11/2013

Asc. dhamaan SIMAD family wxa lagu bishaarenyaa in pege Alumni loo furay.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Address


Mogadishu