Al Sha'ab Schools

Al Sha'ab Schools School

04/04/2026
04/04/2026

Alle ayey mahad usugnaatey Maanta waxaa sinabadleh noogu bilowmay class Cup ee school AL-SHACAB TWO
Maamulka school AL-SHACAB TWO ayaa nogu daah furay kulanka maanta

Guul taariikhi ah! Ciyaar goolal badan layska dhaliyay, waxaa guusha ku raacday ardayda Form 1 oo muujiyay dadaal dheeri...
04/04/2026

Guul taariikhi ah! Ciyaar goolal badan layska dhaliyay, waxaa guusha ku raacday ardayda Form 1 oo muujiyay dadaal dheeri ah, iyagoo 15-7 kaga adkaaday Form 4. Hambalyo bahda Form 1, gaar ahaan gooldhaliyaasha sida Cabdi Wali iyo Abuukar Boy.

Farxad iyo xamaasad! Tartanka class Cup ee dugsiga Al-Shacab Two ayaa si habsi leh u socda. Waxaan aragnay goolal badan ...
04/04/2026

Farxad iyo xamaasad! Tartanka class Cup ee dugsiga Al-Shacab Two ayaa si habsi leh u socda. Waxaan aragnay goolal badan iyo xirfado sare oo ay soo bandhigeen ardayda kala duwan ee dugsiga
Ciyaar adag oo aad laysugu dhowaa! Form 2 ayaa guul dirqi ah oo 5-4 ah kaga gaaray saaxiibadooda Form 3. Waxay ahayd ciyaar xiiso badan oo ilaa daqiiqadii ugu dambaysay laysku dhaganaa. Cali Shankar ayaa wacdaro dhigay isagoo saddexley (Hat-trick) dhaliyay!

🏆 KOOBAHA cLASS CUP: IS-ARKII DA'YARTA AL-SHACAB TWO! 🏆​Waxaa la gaaray xiligii la kala bixi lahaa! Berito oo Sabti ah, ...
03/04/2026

🏆 KOOBAHA cLASS CUP: IS-ARKII DA'YARTA AL-SHACAB TWO! 🏆
​Waxaa la gaaray xiligii la kala bixi lahaa! Berito oo Sabti ah, 4-ta April 2026, waxaa dhici doona kulamo xamaasad leh oo ka tirsan tartanka Glass Cup ee iskuulka Al-Shacab Two Primary and Secondary.
​Yaa hanan doona guusha? Ma Form 2 mise Form 3? Ma Form 4 mise Form 1? Ha moogaan ciyaaraha xiisaha badan!
​📅 Jadwalka Ciyaaraha:
​Kulanka 1-aad: * 🆚 Form 2 vs Form 3
​⏰ 3:00 Galabnimo
​📍 Stadium Baja,uu
​Kulanka 2-aad: * 🆚 Form 4 vs Form 1
​⏰ 4:00 Galabnimo
​Goobtu waa isla garoonka Baja,uu. Kaalay oo taageer fasalkaaga aad taageerto! Isboortigu waa is-dhexgal iyo saaxiibtinimo. ⚽🔥

03/04/2026
Bilowga Imtixaanka Bileedka Labaad​Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23-ka Maarso, 2026, si rasmi ah uga bilaabmay Dug...
23/03/2026

Bilowga Imtixaanka Bileedka Labaad
​Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23-ka Maarso, 2026, si rasmi ah uga bilaabmay Dugsiga Al-Shacab 2 imtixaankii bileedka labaad ee sanad dugsiyeedka.
​Maamulka iyo macallimiinta dugsigu waxay dadaal dheer u galeen sidii ardayda loogu diyaarin lahaa jawi degan oo ku habboon imtixaanka, si ay u soo bandhigaan aqoontii ay baranayeen muddadii la soo dhaafay.
​Waxaan u rajaynaynaa dhamaan ardayda Dugsiga Al-Shacab 2 guul iyo mustaqbal ifaya. Rabbi ha idiin fududeeyo imtixaanka.
​

Maamulka Dugsiga AL-SHACAB 2 wuxuu hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fidriga u dirayaa guud ahaan muslim...
20/03/2026

Maamulka Dugsiga AL-SHACAB 2 wuxuu hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fidriga u dirayaa guud ahaan muslimiinta gaar ahaan ardayda, waalidiinta, iyo macallimiinta dugsiga.
​Waxaan idiin rajaynaynaa ciid lagu gaaro nabad, barwaaqo, iyo farxad. Illaahey ha naga aqbalo acmaashii suubbanayd.
​CIID MUBAARAK – KULLU CAAM WA ANTUM BILKHAYR!

Address

Karan, Sh Adan Dhere
Mogadishu

Telephone

+252618366772

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Sha'ab Schools posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al Sha'ab Schools:

Shortcuts

Share