26/01/2026
Isniin : 26/01/2026
Natiijada Imtixaanka Teeramka 1aad, 2025-2026.
-------------------------------------------------------------------
Waxaa maanta oo Isniin ah lasoo dhajiyey natiijadii imtixaanaadka dugsiyada Daru-Raxma Boosaaso ee teeramka 1aad 2025/2026, kadib marku xafiiska imtixaanaadka dugsigu soo dhameeyey sixidi, hubintii iyo ku gurista databaseka.
Si aad u ogaatid Natiijada aad keentay imtixaanka raac tallaaboyinkan soo socda:
1) Ku qor Browser ama Google ka Daaruraxma.so https://daaruraxma.so
2) Waxaa ku soo baxaya Box ( Meel banaan)
3) Ku qor Roll numberka adiga oo ka hormarinya DRS.
5) Ugu Danbayn waxaa ku soo Baxaya Natiijada Imtixaanka .
Hubi inuu saxan yahay Roll numberkagu.
Ugu danbayntii, Maamulka guud ee dugsiyada Daaru-Raxma Boosaaso waxay ugu hambalyeynayaan dhammaan maamulka, macallimiinta, ardayda iyo waalidiinta natiijadii fiicnayd ee ay ardaydu ka keensadeen imtixaankii ay galeen.
------- Dhammaad ------
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Raxma Boosaaso.
10/01/2026
Sabti, 10/01/2026.
๐๐ถ๐น๐ผ๐๐ด๐ฎ ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ง๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ 1๐ฎ๐ฎ๐ฑ, ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ/๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
Waxaa Maanta Dugsiyada Daaru RAXMA Bosaso ka bilowday Imtixaankii Teeramka 1aad Sanad Dugsiyeedka ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ/๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
24/12/2025
Arbaco, 24/12/2025
๐๐ฎ๐ฑ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐บ๐๐ถ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป๐ธ๐ฎ ๐ง๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ธ๐ฎ 1๐ฎ๐ฎ๐ฑ, ๐ฆ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฑ ๐๐๐ด๐๐ถ๐๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ธ๐ฎ, ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ/๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
20/12/2025
Dhanbaal Hambalyo
Maamulka iyo dhammaan macallimiinta dugsiga waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Ustaad Cabdullahi Warsame Barre oo si guul leh uga qalin-beddeshay Jaamacadda Bosaso.
Guushan aad gaartay waa mid muujinaysa dadaalkaaga, dulqaadkaaga iyo jacaylka aad u qabto aqoonta iyo horumarinta waxbarashada. Waxaan hubnaa in aqoontaada cusub ay wax weyn ku soo kordhin doonto ardayda, dugsiga iyo guud ahaan bulshada.
Waxaan kuu rajaynaynaa guulo waaweyn, horumar joogto ah iyo in Alle kuu barakeeyo cilmigaaga kana dhigo mid anfaca ummadda.
Hambalyo mar kale, Ustaad Cabdalle Warsame Bare.
XAFIISKA WARBAAHINTA IYO ICLAAMKA DUGSIYADA DARU-RAXMA.
19/11/2025
Arbaco .19-11-2025 Tijaabada Bilaha ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
Waxaa Si habsami leh ugu soo idlaaday ardayda Dugsiga H. dhexe Iyo Sare AL Raxma Primary and Secondary School Tijaaba Bileedkii kalka 1aad Ee Sanad Dugsiyeed ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ.
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
Xafiiis-ka Iclaam-ka Iyo Warbaahinta Al Raxma Primary Secondary schools
โโ dhamaadโโ-
31/08/2025
01-09-025
๐ข Ogeysiis Muhiim ah ๐ข
----------------------------------------------
Waxaan ogeysiinaynaa dhammaan waalidiinta, ardayda iyo bulshada in Iskuulka uu si rasmi ah u furmi doono:
Sanad Dugsiyeedka 2025-2026
๐ Isniin 01- 09-2025
โฐ 7::00 subaxnimo
โฐ 3:00 Galabnimo
Waxaan ku soo dhoweynaynaa ardayda cusub iyo kuwii h**e si ay uga qayb qaataan sanad dugsiyeed cusub oo guul iyo horumar leh.
XAFIISKA WARBAAHINTA IYO ICLAAMKA DUGSIYADA DARU-RAXMA
wixii faah faahina kala Xiriir
0907700755, 7726273,7707190
Email- [email protected] ๐ฉ
----------------Dhammaan -----------------
08/06/2025
Axad : 08/06/2025
Natiijada Imtixaanka Teeramka 2aad, 2024-2025.
-------------------------------------------------------------------
Waxaa maanta oo Axad ah lasoo dhajiyey natiijadii imtixaanaadka dugsiyada Daru-Raxma Boosaaso ee teeramka 2aad 2024/2025, kadib marku xafiiska imtixaanaadka dugsigu soo dhameeyey sixidi, hubintii iyo ku gurista databaseka.
Si aad u ogaatid Natiijada aad keentay imtixaanka raac tallaaboyinkan soo socda:
1) Ku qor Browser ama Google ka Daaruraxma.so
2) Waxaa ku soo baxaya Box ( Meel banaan)
3) Ku qor Roll numberka adiga oo ka hormarinya DRS.
5) Ugu Danbayn waxaa ku soo Baxaya Natiijada Imtixaanka .
Hubi inuu saxan yahay Roll numberkagu.
Ugu danbayntii, Maamulka guud ee dugsiyada Daaru-Raxma Boosaaso waxay ugu hambalyeynayaan dhammaan maamulka, macallimiinta, ardayda iyo waalidiinta natiijadii fiicnayd ee ay ardaydu ka keensadeen imtixaankii ay galeen.
------- Dhammaad ------
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Al-Raxma Boosaaso.
27/05/2025
Bismillaah
Waxaa maanta oo talaadaa si nabad ah noogu soo dhamaaday Imtixaanka shahaadiga Ee Dawladda Puntland dugsiga dhexe fasalka 8aad Dhaamaan waxaan urajayn Ardayda Inay ku guulaystaan derajo fiicanna ay helaan Waxaan halkan si,gaar ah uga diraynaa hambalyada ardayda iyo waalidka DUGSIGA DAARU-RAXMA
Insha allh waxaan sugnaa waa natiijada k**a danbaysta ah iyo kaalmaha h**e inaad kasoo muuqataan Idamka alle waxaan halkan bogaadin ugu diraynaa Waalidiinta usoo dhabar adaygan inay halkan soo gaaraan maanta Waxaa kaloo bogaadin mudan Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland Sida wanaagsan ay usoo diyaariyeen manhaj tayo sare leh iyo Imtixaan midaysan dhamaan Gobollada Puntland ay Halmar ufariistaan. Si nabad ah
alle ayaa mahadle Bilow iyo dhamaad
___________________________________________
Xafiiska warbaahinta iyo Iclaamka Dugsiyada Daru-Raxma Boosaso.
27/ May /025
24/05/2025
Day -1
Sabti- 24- May -025.
Dhamman ardeyda u fariisatay imtixaanka shahaadiga ah Ee wasaaradda Waxbarashada Puntland waxa aan u rejeynayaa guul.
Dugsiga Daarul-Raxma Bosaso.
Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta sare ee Puntland
15/05/2025
Khamiis, 15/05/2025.
Dhamaadka Imtixaanka Final-ka 2024/2025.
Waxaa maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 15/05/2025, Dugsiga Hoose Dhexe
Ee Daaru RaxmaSchool noogu soo gabagaboobey imtixaanki final-ka Sanad Dugsiyeedka 2024/2025.
Waxaan u Mahahadcelineynaa dhammaan Macallimin , Ardayda iyo Waalidiin Dugsiga.
Waxaan idiin rajayneynaa Sanad kale oo Qurux badan.
08/05/2025
Khamiis: 08/05/2025
Imtixaanka Teeramka 2aad ee Sannad Dugsiyeedka 2024/2025.
--------------------------------------------
Waxaa si habsami leh uga bilowday dhamaan qaybaha Dugsiyada Hoose/Dhexe Daru raxma Boosaaso, Imtixaankii teeramka 2aad ee sannad dugsiyeedka 2024 - 2025.
Imtixaankan ayaa socon doona mudo sideed casho ah, waxana lasoo gabagabaynayaa 15/05/2025 oo ku beegan Khamiis.
Ugu danbayntii maamulka guud ee dugsiyada Dugsiyada Hoose/Dhexe Daru raxma Boosaaso, waxa uu u rajaynayaa dhammaan ardayda inuu ILLAAHAY ku guuleeyo himilooyinka ay hiigsanayaan sannad dugsiyeedkan uga dhigo mid ay guul ka gaaraan... Aamiin aamiin.
-----------Dhammaad------------
Xafiiska Nashaadka Iyo Warbaahinta Dugsiyada Hoose/Dhexe Daru raxma Boosaaso,.