Daru Tarbiya School
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daru Tarbiya School, Middle School, Shibis, Mogadishu.
19/05/2026
Waxaa berito la ciyaari doona Final ka Tartan aqooneedka sanad Dugsiyeedka 2025-2026
Waxaana wada ciyaari doono labada fasal ee kala ah
F2 iyo G8A
Daru Tarbiya School π«
OGEYSIIS MUHIIM AH
Maamulka Dugsiga wuxuu ogeysiinayaa dhammaan ardayda in natiijada imtixaankii Dhexe la soo bandhigi doono:
π
Taariikh: 27/02/2026
β° Waqti: 8:00Am
π Goob: xafiiska dugsiga & System-ka dugsiga
Ardayda waxaa laga codsanayaa inay si nidaamsan u fiirsadaan natiijadooda, isla markaana ilaaliyaan anshaxa iyo kala dambeynta goobta.
Haddii ardaygu qabo wax suβaalo ama cabasho la xiriirta natiijadiisa, waa inuu la xiriiraa xafiiska Maamulka ama macallinka maadadaas ugu dambayn [ muddada cabashada, waa 3 maalmood gudahood] laga bilaabo taariikhda la shaaciyay.
Waxaan u rajaynaynaa dhammaan ardayda guul iyo horumar waxbarasho.
Mahadsanidiin. π
π π π π
Waxaan leenahay Macallinka Soomaaliyeed Hambalyo
21November 2025
πππ¦πππ₯π²π¨ πππ¦πππ₯π²π¨ Hampalyo
Waxaan u hambalyaynaynaa dhammaan πππππ₯π’π¦π’π’π§ππ ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²πππ meel kasta oo ay ka joogaan Dunida daafahayda,munaasabadda π¦πππ₯π’π§ππ πππππ₯π₯π’π§π€π ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²πππ ππ πππ€π ππ¨π―ππ¦πππ«.
Guud ahaan Macalinka Soomaaliyaad,si gaar ah waxaan ugu Hambalyaynayaa Bahda Dugsiga DAARU-TARBIYA.
MACALIN MAHADSANID SHARAF IYO KARAAMO MEELKASTA AAD KU SUGUNTAHAY.
Hoos uga wac Macalinkaagii oo Mahadsanid Dheh.
Daru Tarbiya School π« βοΈ
18/08/2025
Ardayda gashay Kaalmaha H**e iskuulka
Daru _Tarbiya, Sanad Dugsiyeedka 2024-2025, Hambalyo Hambalyo.
Daru Tarbiya Primary & Secondary School.
Guuleysta π― dhammaantiin I.a π―π€²π
30/05/2025
Maamulka Dugsiga wuxuu lawadaagayaa dhamman Ardayda fasalka 12aad iyo waalidiinta
Jadwalka imtixaanka Qaranka ee sanad Dugsiyeedka 2024-2025
Guul Wacan!!!!!
Daru Tarbiya School π« βοΈ
Balanteenu waa 100% π― πβοΈ
Daru Tarbiya School π« π―βοΈ
24/05/2025
Maamulka Dugsiga wuxuu lawadaagaya dhaman Ardayda fasalka 8aad iyo waalidiinta
SHAACINTA JADWALKA IMTIXAANKA FASALKA SIDEEDAAD (FASALKA 8-AAD)
Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir. AWGB waxa uu la wadaagayaa dhammaan ardayda, waalidiinta, maamulayaasha dugsiyada iyo bahda waxbarashada jadwalka imtixaanka Fasalka Sideedaad ee sannad dugsiyeedka 2024/2025.
Guul Wacan!!!!!
Daru Tarbiya School π« βοΈ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Shibis
Mogadishu
1234
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:00 |
| Tuesday | 07:00 - 17:00 |
| Wednesday | 07:00 - 17:00 |
| Thursday | 07:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 17:00 |
| Sunday | 07:00 - 17:00 |