20/12/2025
๐ข๐ด๐ฒ๐๐๐ถ๐ถ๐ ๐ข๐ด๐ฒ๐๐๐ถ๐ถ๐
Dhammaan Barayaasha, waaliddiinta iyo ardayda iskuulka waxaa la ๐ข๐ด๐ฒ๐๐๐ถ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฎ in iskuulku fasax yahay laga billaabo maalinta birriya oo taariikhdu ku beeganthy ๐ฎ๐ญ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐น๐ฎ๐ฎ ๐ฎ๐ฑ ๐๐ฒ๐ฐ๐ฒ๐บ๐ฏ๐ฒ๐ฟ.
๐ณ๐ฎ๐๐ฎ๐
๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ด๐๐ฎ๐ป reer Daarul ummah school .
Daarul ummah Primary and Secondary School
22/11/2025
dhamaan macalimiinta iyo ardayda iskuulka Ee Daarul ummah waxaa la ogeysiinayaa in biri oo axad ah iskuulku fasax yahay iyada oo looga gol leeyahay wayneynta maalinta macalinka soomaaliyeed,wabarashadu waxa ay noo bilaabanee isniinta 24.11.2025.
Wabillaahi tawfiiq
03/09/2025
Xafladda furitaanka sannad dugsiyeed 2025-2026
ummah waa hoyga tacliinta iyo barbaarinta ubadka
30/08/2025
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ขs-- ๐๐ข๐ ๐ฎ ๐
๐ฎ๐ซ๐ข๐ญ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฌ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ Daarul umah primary And secondary school
Dhamaan ardayda iskuulka ee daarul ummah โ kuwa h**e u joogay iyo kuwa cusubba โ waxaa lagu wargelinayaa in iskuulku ๐๐ข๐ ๐ฎ ๐๐ฎ๐ซ๐ฆ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐จ ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ Axada, 31-๐ค๐ ๐๐ ๐จ๐จ๐ฌ๐ญ๐จ 2025
โ
Waxaan ku soo dhaweyneynaa ardaydeena qaaliga ah si ay u bilaabaan sanad dugsiyeed cusub 2025-2026 oo ay ku higsanayaan aqoon, aqlaaq iyo guulo waaweyn.
Daarul ummah Kudooro โ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ช๐ฅ๐๐๐ช
11/08/2025
Waxaa galabnimadii jimcaha kusoo idlaaday iskuulka Daarul ummah tartan aqooneed loo qabtay fasalada iskuulka, iyada oo ay ku baratamayn k**a dambaysta tartanka fasalada iyo , waxa ayna ardaydu soo bandhigeen tartan ku salaysan aqoon iyo akhlaaq waxaana ku guulaystay tartanka fasalka .
Hambalyo fasalka
.
09/06/2025
Jadwalka imtixaanka sanad dugsiyeedka 2024-2025.
Imtixaanka waxa uu bilaabanayaa maalinta sabdiga taariikdu ay ku beegantahay 14-06-2025
Nasiib wacan
21/03/2025
Wargelin
Waxaa lagu wargelinayaa ardayda dugsiga ee Daarul umah primary And secondary school in fasaxa Ciidul-fidriga iyo tobanka dambe ee bisha Ramadaan uu bilaabanayo 20/03/2025, waxaa dib loo soo laabanayaa maalin sabti ah oo taariikhdu ku beegantahay 05/04/2025 inshaa allaah
21/11/2024
@ 21-november
Xuska maalinta macalimiinta soomaliyeed
25/10/2024
Xaflada qalin jebin fasalka 8aad Sannad Dugsiyeedka Cusub 2023 /2024
Hampalyo Hampalyo guul intaas u rajeneynaa