11/08/2025
ADMISSION IS OPEN.
ACADEMIC YEAR 2025-2026.
KHALIF ONLINE ACADEMY
AKADEEMIYADU WAXA AY U SHAQEYSAA HAB ONLINE AH.
11/08/2025
ADMISSION IS OPEN.
ACADEMIC YEAR 2025-2026.
06/08/2025
Welcome to Khalif Online Academy.
17/03/2025
MAY ALLAH ACCEBT OUR FASTING 🤲🤲🤲
Kalmadda xeritaanka xafladda qalin jabinta Dufcaddii 11aad ee KHALIF ACADEMY uu ka jeediyay Maamulka guud ee Khalif Modern Teaching Academy ahna Aaas-aasaha Akadeemiyadda Khalif Ust: Muhammad Khalif Ibrahim Khalif
Mahadsanid Maamule.
FADLAN SII SHARE GAREEE ADOO MAHADSAN.
MAHADSANID LEYLA C/HI XASAN
WAXAAN RAJEYNEYNAA IN AY HABLAHA SOOMAALIYEED WAANADAADA QAADAN DOONAAN INSHA'ALLAAH.
Leyla Cabdullaahi Xasan oo ka mid aheyd ardaydii horay uga qalin jabisay Khalif Modern Teaching Academy ayaa ka soo jeedisay gabay ku saabsan hablaha soomaaliyeed xafladda qalin jabinta Dufcaddii 11aaad.
Mahadsanid Ust Maryan Cali waxaan rajeyneynaa in ay gaari doonto amaantaada hooyooyinka Soomaaliyeed insha'allah.
Maryan Cali Cabdulle oo ka mid ah ardayda qalin jabineysa ee dufcadda 11aad ee Khalif Academy oo soo jeedisay amaan ku saabsan Hooyo mcn.
Fadlan la wadaaag asxbtaada.
Mahadsanid