Sahab primary and secondary school

Sahab primary and secondary school

Share

Education center hamar jajab district
Email: [email protected]
Email: [email protected]

25/08/2025

Dhamaan ardayda DugsigaHoose Dhexe Sare Sahaab. Waxa aan idin rajeynayaa guul iyo nasiib wacan.

14/08/2025

Dhamaan ardyda soomaaliyeed ee ku sugan gobalka banaadir hambalyo hambalyo inta ka gudubtay imtixaanka qaranka ee agaasinka gobalka banaadir. Masha allah guul iyo hormar. Qaasatan ardayda dugsiga DugsigaHoose Dhexe Sare Sahaab. Hambalyo hambalyo hambalyo.

25/06/2025

Dhamaan umadda soomaaliyeed meylkasta ay ka joogaan daafaha dunida waxa aan ugu hambalyeenaynaa. Maalinta xoriyadda soomaaliye.maamulka,macalamiinta iyo ardayda,waalidka DugsigaHoose Dhexe Sare Sahaab. Hambalyo hambalyo hambalyo.

19/06/2025

Dhammaan ardayda soomaaliyeed oo maanta u soo gabagabooyey imtixaankii shahaadiga ee dugsiga sare uu qaadayey wazaarada waxbarasha hidaha iyo tacliinta sare. Waxa aan idin rajeynayaa in aad heshaan natiijo aad kuwada faraxdaan dhamaantiina. Waxa aan halkaan hambalyo qaas ugu diyaarayaa ardayda dugsiga Sahab primary and secondary school.insha allah guul.

Photos from Sahab primary and secondary school's post 19/06/2025

Dhamaan ardayda DugsigaHoose Dhexe Sare Sahaab iyo waladiinta ardayda.waxaa inoo soo dhamaaday imtixaankii finaalka ee sanad dugsiyeedka 2024-2025. Waxa aan u rajeynaynaa dhamaan ardayda in ay helaan natiijo ay kuwada farxaan haduu alle.

12/06/2025

Dhamaan ardayda soomaaliyeed oo maanta usoo dhamaatay imtixaanka shahaadiga ee dugsiga dhexe uu qaadayey Agaasinka waxbarashada ee gobalka Banaadir. Waxa aan u rajeyneynaa natiijo iyo guul insha allah. Gaar ahaan ardayda DugsigaHoose Dhexe Sare Sahaab. Guul insha allah iyo natiijo aad kuwada faraxdaan.

05/06/2025

Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Saxaab
waxaa uu si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaa dhammaan umadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka munaasabadda barakaysan ee bisha Ciidul Adxaa.

Waxaan Alle ka baryeynaa in uu nagu gaarsiiyo ciidda tan iyo tan danbe samo, caafimaad, nabad, iyo cimri dheeri.
Ciid wanaagsan, Ciid Mubaarak!

29/05/2025

Asc dhamaan ardaydeena sharafta badan waad salaamantihiin salaan ka dib. Waxaan la-wadaageynaa ardayda fasalka 8aad ee sanadkaan u fadhiisanaya imtixaanka Gobalka banaadir i ay ku geli doonaan[Dugsiga 21 Oktober] Degmada waaberi. Waxaan idin rajeyneynaa Guul Iyo Natiijo wanaag san. Insha allah ardeyda fasalla 8aad dhamaan tiina.

29/03/2025

Ciid wanaag Dhamaan Umada soomaaliyeed waxaan la qeybsaneynaa Munaasabada ciidul Fidriga Meylkasta ay Dunida ka joogaan

28/02/2025

Dhamaan umada soomaaliyeed meylkasta dunida ay ka joogaan anagoo bahda waxbarashada maamyle, maamule ku xigeen, xogheyn iyo macalin waxa aad umada uga hambalyeeneynaa dhalashada bisha barakeysan ee ramadaan ee fadligeyda wadato

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu