17/08/2026
إنا لله وإنا إليه راجعون.
Allaha unaxariisto walaalkeen 𝗖𝗮𝗯𝗱𝘂𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶 𝗫𝗲𝘆𝗹𝗲 𝗙𝗮𝗮𝗿𝗮𝘅, oo maanta kugeeriyooday magaalada muqdisho .
Marxuumka waxaan Alle uga baryaynaa inuu janaddii firdowsa ka waraabiyo, eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan Alle ka siiyo. AAAMIN.
Cabdulaahi wuxuu katirsanaa shaqaalaha iskuulka NIIL faraca koobaad
Waxuuna ku suntanaa Afgaabi, aqlaaq iyo wanaag.
اللهم اغفر له وارحمه، وعافه واعف عنه، وأكرم نزله.