22/10/2025
Bismilah dhamaan waalidiinta jeceel in ubadkooda wax u bartaan waxaa la ogeysiina in Dugsiga caalamiga ah ee HAB SAN dib loo furay burburkii xafadaha kadib.
Dugsiga waxa u qaadanaaya fasalo cusub oo isugu jira:
1. Luqada English-ka.
2. Diyaarinta ardeyda.
3. Barasha maadooyinka Scietific-ga.
4. Computer.
5. Barashada luqada carabiga.
Iskuulka waxa uu ku yaalaa kasoo horjeedka isbitaalka Bisha cas ama dhabarka dambe ee isbitaalka Digfeer.
F.G: Wixii faahfaahin kala xiriir whatsappka ama wac : +252 610886438.