Ka Qaybgal Barnaamijyada Diploma ee Nile University of Science and Technology!
Nile University waxay ku siisaa fursado waxbarasho oo tayo sare leh si aad xirfad muhiim ah ugu yeelato suuqa shaqada. Ku soo biir mid ka mid ah barnaamijyadeena:
✅ Diploma in Cyber Security
✅ Diploma in Information Technology
✅ Diploma in Logistics and Procurement
✅ Diploma in Human Resource Management
✅ Diploma in Pharmacology
✅ Diploma in Social Work
✅ Diploma in Project Management
Waxbarasho tayo sare leh | Habka online iyo on-campus ah
Isdiiwaangeli Maanta!
Wixii faahfaahin ah kala xiriir: 61 4336229
Mustaqbalkaaga ka dhis Nile University of Science and Technology!
Nile University of Science and Technology Distance Learning Center
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nile University of Science and Technology Distance Learning Center, Education, Abdikasim, Mogadishu.
18/10/2024
https://www.nust.edu.so/diploma-programs/
Ku soo dhowowJaamacadda ‘Nile University of Science and Technology’. Jaamacadda oo h**e loogaga bartay waxbarasho tayo sare leh, ayaa waxay ogeysiinaysaa ardayda danaynaya inay la jaanqaadaan dunidan casriga ah, ee ay technology-yadu hoggaamiso; inay jaamacaddu bixinayso:
Diploma of Cyber Security
Diploma of Full-Stack Web Development
Kooraskani waa Diploma Full ah, oo lagu baran doono muddo 8 bilood ah; waxaa lagu qaadan doonaa qaybahan hoose iyadoo mid walba si dhammaystiran loo qadan doono:
1. Front-end Web Development
- HTML 5 & CSS
- Java Script, jQuery, Ajax, Bootstrap
2. Back-end Web Development
- PHP & My-SQL
Kooraskan markaad dhammayso waxaannu kuu ballanqaadaynaa inaad noqoto ‘Full Stack Web Developer’ dhisi kara web applications run ah iyo database-yo shirkaduhu ku shaqeeyaan.
waxaadna ku baranaysaa koorsadan Qaabka fogaanderiska ‘Online-ka’.
Nile Universty for science and technology (NUST) waxay had iyo jeer u taagantahay sare u qaadidda engineerrada mustaqbalka.
Haddaba wixii faahfaahin dheeraad ah, kala xiriir taleefannada iyo ciwaannada shaashadda kaaga muuqda.
Mahadsanid inbadan,

30/09/2024
Jaamacadda Nile University waxa ay ku wargelineeysaa ardayda dooneeyso waxbarashada fogaan-dirsi-ga in jaamacaddu ay diyaarisay nidaam casri ah oo kuu oggolaanaya inaad ka qayb gasho casharradaada.
Jaamacaddu waxay u sameysay madal hal-abuur leh oo ay ku bixiso qeybaha kala duwan ee online-ka ah, taasoo ka kooban casharro muuqaal iyo maqal ah oo ay bixiyaan macallimiin aqoon leh.
Fadlan dooro qeybta aad xiisaynayso oo guji linkiga hoose si aad isu diiwaangeliso.
61 4336229
http://nileuniversity.org
𝖥𝘂𝗿𝘀𝗮𝗱 𝗪𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗼, 2024
𝖪𝗎 𝗀𝗎𝗎𝗅𝖾𝗒𝗌𝗈 𝖣𝖾𝖾𝗊 𝖶𝖺𝗑𝖻𝖺𝗋𝖺𝗌𝗁𝗈 𝗈𝗈 𝖽𝗁𝖺𝗆𝖾𝗒𝗌𝗍𝗂𝗋𝖺𝗇
𝖥𝗎𝗅𝗅 𝕊𝕔𝕙𝕠𝕝𝕒𝕣𝕤𝕙𝕚𝕡.
Nile University of Science and Technology oo caan ku ah cilmiga teknoolagljiyadda oona ka ah xubin buuxda ururada jaamacaddaha Caalamiga ah waxa ay idiin haaysaa waxbarasho Tayo leh.
ama Lasoo xariir, 614262020-614707030
Iska diiwaangeli link-gaan👇
http://registration.nust.edu.so/Student.php
14/09/2024
𝐎𝐧𝐥𝐢𝐧𝐞 𝐏𝐫𝐨𝐠𝐫𝐚𝐦𝐬
𝐇𝐚𝐥𝐟 𝐒𝐜𝐡𝐨𝐥𝐚𝐫𝐬𝐡𝐢𝐩
61 4336229
Kubaro Online Ahaan Adigoo Jooga Gurigaaga,Xafiiskaaga Iyo Waliba Goobtada Shaqo Oo Hel Bachelors Hoos Ku qoran Ayagoo Half Scholarship.
Waxii Faahfaahine Nala Soo xiriir 61 4336229
15/08/2024
Jaamacadda Nile University of Science and Technology ayaa maanta qabatay xaflad qalinjebin oo ay ku qalinjebinayaan dufcadii afaraad ee ka aflaxda jaamacadda. Xafladda ayaa ku soo gaba gabowday jawi degan waxaana xusid mudan in ay ardayda qalin bedelatay ay ka mid ahaayeen kuwa bartay Networking and Cyber security and Software Engineering oo ah programs Dalka ku cusub.
https://nust.edu.so/
Xaflada Qalin-jabinta Jaamacadda Nile University for Science and Technology.
4th Graduation Ceremony 2024
13/08/2024
61 4336229
Nile University of Science and Technology oo aad ugu Barateen Waxbarasho tayo leh waxay qaadanaysaa fasallo cusub oo fogaan barasha (Online) ah. Takhasusyada qaar ee aay bixiso Jaamacadda Ku baro nidaamka System distance learning,
Nagu soo biir oo hel waxbarasho ku kaafisa
Waxii faafahina ee Intaas dheer nagala soo xiriir numberradaan hoos ku qoran
+252614336229 / [email protected]

Nile University of Science and Technology Distance Learning Center Education
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Abdikasim
Mogadishu