Faculty of Management and Economics- University of Somalia- UNISO

Faculty of Management and Economics- University of Somalia- UNISO

Share

don't worry about meee

Photos from Faculty of Management and Economics- University of Somalia- UNISO's post 17/05/2026

Xarunta Ceelasha Biyaha ee Jaamacadda Soomaaliya (Uniso) waxaa tababar loogu qabtay qaarka mid ah ardayda dhigata Kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha ee Jamacadda Somaliya.

Tababarkan ayaa diiradda lagu saaray falaqaynta suuqa saamiyadda (fundamental stock analysis). Tababarka waxaa bi@xiyay Hormuud-ka kulliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha ee Jaamacadda Soomaaliya.

19/03/2026

Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) waxay hambalyo diirran u diraysaa dhammaan maamulkeeda, hawlwadeenadeeda iyo ardaydeeda iyo guud ahaan dadka muslimiinta meel kasta ooy joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Fidriga.

Allah ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana nagu gaarsiiyo sanadkan sanadkiisa kale nabad, caafimaad iyo barwaaqo. Ciid wanaagsan

17/02/2026

๐ŸŒ™โœจ RAMADAAN MUBAARAK โœจ๐ŸŒ™

Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) waxay hambalyo iyo bogaadin diirran u diraysaa dhammaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan shaqaalaheeda, macallimiinteeda iyo ardaydeeda, munaasabadda bisha barakeysan ee Ramadaan.

Bisha Ramadaan waa bil naxariis, dambi-dhaaf iyo xoreyn laga xoreeyo naarta. Waa bishii lagu soo dejiyey Qurโ€™aanka Kariimka ah, waana fursad qaali ah oo lagu xoojiyo cibaadada, samirka, walaaltinimada iyo isku duubnida bulshada.

Waxaan Eebbe ka baryeynaa:
ุงู„ู„ู‡ู… ุฃู‡ู„ู‡ ุนู„ูŠู†ุง ุจุงู„ุฃู…ู† ูˆุงู„ุฅูŠู…ุงู†ุŒ ูˆุงู„ุณู„ุงู…ุฉ ูˆุงู„ุฅุณู„ุงู…ุŒ ูˆุงู„ุชูˆููŠู‚ ู„ู…ุง ุชุญุจ ูˆุชุฑุถู‰

Ilaahay ha naga dhigo kuwii ka faaโ€™iidaysta khayrka iyo barakada bishan, hana naga aqbalo soonka, salaadda iyo dhammaan camalka suubban.
Ha inoo kordhiyo cilmi, akhlaaq suuban iyo horumar waara.

UNISO โ€“ Dhisidda Mustaqbal Iftiimaya

Photos from Faculty of Management and Economics- University of Somalia- UNISO's post 05/01/2026

Qaar ka mid ah ardayda Kuliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ayaa Beerta Xamar loogu qabtay dood cilmiyeed ku saabsan saameynta isbeddelka dhaqaale ee ganacsiga.

Dooddan waxaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyay Dr. Axmed Khadar Cabdi Jaamac, Guddoomiyaha Midowga Bangiyada Soomaaliyeed, oo si cad u iftiimiyay isbeddellada dhaqaale, fursadaha ganacsiga iyo caqabadaha jira.

Ardaydu waxay muujiyeen ka-qaybgal firfircoon, iyaga oo aragtidooda si furan u cabbiray, suโ€™aalo muhiim ahna waydiiyay Dr. Ahmed Khadar. Dooddu waxay noqotay mid kor u qaadday fahamka ardayda ee dhaqaalaha iyo ganacsiga casriga ah.

01/01/2026



Maamulka, Macalimiinta, Ardayda iyo dhamaan Howl wadeenada Faculty of Management and Economics ee Jaamacadda Soomaaliya waxay uga tacsiyeenayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay oo ku geeriyooday Wadan kaa Shil Gaari, Dahir wuxuu ka tirsanaa ardaydii ka qalin jebiysay kuliyada maamulka iyo dhaqalaha. Waxaan ilaah uga baryeenaa inuu janadiisa fardowso ka waraabiyo, ehelkii uu ka tagtayna samar iyo iimaan kasiiyo.
Inalillahi wa ina ileyhi rajicuun.

05/11/2025



Maamulka kuliyada, Macaliinta iyo dhamaan ardayda kuliyadda Maamulka iyo Dhaqaalaha ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐”๐๐ˆ๐’๐Ž) waxay halkaan Hambalyo uga dirayaa xilka cusub ee loo Magacaabay ๐— ๐—ฟ. ๐—•๐—ถ๐—น๐—ฒ ๐— ๐—ผ๐—ต๐˜‚๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ ๐ด๐‘”๐‘Ž๐‘Ž๐‘ ๐‘–๐‘š๐‘Žโ„Ž๐‘Ž ๐‘†โ„Ž๐‘Ž๐‘ž๐‘Ž๐‘‘๐‘Ž ๐‘–๐‘ฆ๐‘œ ๐‘†โ„Ž๐‘Ž๐‘ž๐‘Ž๐‘Ž๐‘™๐‘Žโ„Ž๐‘Ž Jaamacadda.

Waxaan u rajaynaynaa in Allah ku garab galo Masuuliyadda culus ee loo idmaday.

07/10/2025

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐”๐๐ˆ๐’๐Ž) waxay shaacineysaa in ay bixineyso deeq waxbarasho gaaraysa ๐Ÿ“๐ŸŽ% oo ku saabsan ๐—•๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฟ ๐—ผ๐—ณ ๐—•๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† (๐—•๐—œ๐—ง).

Is diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad waxbarasheedka 2025/2026 waa furan tahay.

06/10/2025

https://www.facebook.com/share/p/1D17KWTuxk/

๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐”๐๐ˆ๐’๐Ž) waxay shaacineysaa in ay bixineyso deeq waxbarasho gaaraysa ๐Ÿ“๐ŸŽ% oo ku saabsan ๐—•๐—ฎ๐—ฐ๐—ต๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฟ ๐—ผ๐—ณ ๐—•๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ผ๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป ๐—ง๐—ฒ๐—ฐ๐—ต๐—ป๐—ผ๐—น๐—ผ๐—ด๐˜† (๐—•๐—œ๐—ง).

Is diiwaangelinta ardayda cusub ee sanad waxbarasheedka 2025/2026 waa furan tahay.

18/09/2025

Waxaa farxad inoo ah in aan ka jawaabnay baahida waalidiinta iyo ardayda.
Waxaad ka heleesaan qeybaha kulliyada oo idil xarunta , Ka faa'ideeso Discount 20%, ,
FOR MORE INFO. 1155

16/09/2025

"Mustaqbalkaaga ma waxaad u aragtaa adiga oo falanqeynaya dhaqaalaha iyo siyaasadaha, mise adiga oo hoggaaminaya shirkado iyo hayโ€™ado muhiim ah?๐Ÿ“Š๐Ÿ’ผ Doorashadaadu waxay goโ€™aaminayaa guusha Mustaqbalkaaga!"

๐Š๐ฎ๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ช๐š๐š๐ฅ๐š๐ก๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š (๐”๐๐ˆ๐’๐Ž), waxay kuu diyaarisay barnaamijyo waxbarasho oo tayo sare leh si aad mustaqbalkaaga ugu dhisto aqoon iyo xirfad casri ah. waxaay diyaar kuula tahay Kuliyadda macalimiin khibrad leh iyo manhaj la jaanqaadaya dunida casriga ah, sidoo kale waxay xiriir dhaw la leedahay hayโ€™ado, bangiyo iyo shirkado ganacsi oo waaweyn.

โœ… Diiwaangelinta ardayda cusub weli way socotaa โ€“ ha seegin fursaddaada!

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Mogadishu