Al Bayaan Online Quran Academy
ka baro qur'aan kariimka machadka Al-bayaan adigo gurigaaga Joogo ama goobtaada shaqo.
08/10/2023
Bishaaro Bishaaro machadka Al-Bayaan Online Qur'an Academy, waxa uu ugu bishaaraynayaa bulshaweynta soomaaliyeed ee dooneyso batsahada qur'a ka kariimka iyo culuumta shareecada in uu mahdku bishaan qaadanayo arday cusub.
machadka Al-bayaan online waxa uu bixiyaa:
●Barashada Qur'aanka kariimka
●Hingaada
●Soomaaliga
●carabiga
Shareecada qeybaheeda kala duwan sida:
~Tafsiirka
~Axaadiithta
~Adkaarta
~Fiqhiga
Iyo
~siirada.
Machadku waxa uu idinku soo dhaweynaa gacmo furan iyo qalbi saafiya, mahadsanidiin.
Nagala soo xariir wixii faahfaahin ah whatsapp-ka
wa.me/+252614179191
Qaababka ugu wanaagsan ee ardayda looga ilaaliyo daalka iyo caajiska waxaa ka mid ah in ay casharada u wada aqriyaan si wada jir ah.
Murugo kasta iyo hammi kasta oo ku haayo Alle ha swt hakaa qaado ee Ku salli xabiibkeyna muxamada SCW ❤❤❤
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
walaal hahilmamin Shere like iyo love ❣
Maashaa allah ❤❤❤
Qalbigaada ugu raaxee dhegesiga qawlkii Eebbe SWT .
La wadaag kheyka asxaabtaad
Naguna soo biir adigoo mahadsan.
وَالَّذِينَ لَا يَدْعُونَ مَعَ اللَّهِ إِلَٰهًا آخَرَ وَلَا يَقْتُلُونَ النَّفْسَ الَّتِي حَرَّمَ اللَّهُ إِلَّا بِالْحَقِّ وَلَا يَزْنُونَ ۚ وَمَن يَفْعَلْ ذَٰلِكَ يَلْقَ أَثَامًا (68).
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu