18/03/2022
Al-Farhan Primary & Secondary School Apss+
Home of knowledge & wisdom
18/03/2022
asc
jumca kariim
29/05/2021
Maanta oo ay tahay tarikhda 17/10/1442H 29/5/2021M oo ah weliba maalin tariikhi ah waxaa guuul weyn urajeynayaa fasalka 12 aad ee dugsiga sare oo u fariisandoona imtixaanka shahaaadiga dhamaaan ardaydeena somaaliyeed guuul ayaa idiin rajeynaaa
Guuuul kasoo hoooya insha allah 100%
28/05/2021
Aniga Mar Waxaan ahay Macalin Dhiga Cilmiga Sayniska gaar ahaan Bio/Chem ,Dhinaca Kale Waxaan ahay Wadaad diimeed Xagga diinta Aan laga Mari Karin In badan Ka fahamsan:
Maanta Waxaan Wadaa Mowduuc Muhiim ah Oo Ay Labo Siyaabood Uga Hadleen Culumada Sayniska Daraaseeya iyo Diinta islaamka , Sida Caadiga ah iskama Hor imaan Karaan Wax yaabaha Diinta Ka Hadasho iyo Wax yaabaha Lagu Ogaado Cilmigaan Casriga ah.
Maxaa Ka jiro in Baruurta Ama Dufanka Nimcooleeyda ay Dhib Ku tahay Hab Sami U Socodka Wareega dhiiga Aadanh Haddii ay Ku badato , Dhiigane Ku Keeni Karto Waxa Loo yaqaano Glectrol Kaas Oo Aad U Hakinayo Qul Qulka dhiiga guud ahaantiisa .?
Waxaan Oran Karnaa Saynis yahanadu Waa ay dadaaleen Lkn Xaqiiqda Mar Walba Waa Wixii Kitaabka iyo Sunnada Ku Sugan.
Hadaba iska dhaafe in ay dhib Ku tahay Beni Aadamka Dufanta Ama Baruurta Xoolaha Xaqiiqda Waa Taa Caksigeeda Waxaa ku jirto Dufanka Faa`idooyiin Aad U ballaaran.
Maxaa yeelay Waxaa Halkaa Ka buuxa Oo innagu dhaafaya MaalinWalba Vitamenis badan Sida Vitamine .A , Vitamine .D. , Vitamine K. , Vitamine .E
حسبنا الله ونعم الوكيل"
Waxaad ila fiirisaan Qowlkaan Allah:
Suuradda "6 "Ee Quraanka Aayadda [146]:
《 وَعَلَى الَّذِينَ هَادُواْ حَرَّمْنَا كُلَّ ذِي ظُفُرٍ وَمِنَ الْبَقَرِ وَالْغَنَمِ حَرَّمْنَا عَلَيْهِمْ شُحُومَهُمَا إِلاَّ مَا حَمَلَتْ ظُهُورُهُمَا أَوِ الْحَوَايَا أَوْ مَا اخْتَلَطَ بِعَظْمٍ ذَلِكَ جَزَيْنَاهُم بِبَغْيِهِمْ وِإِنَّا لَصَادِقُونَ》:
Allaah Weeyn Waxaa Uu Yahuudda Ka Xarimay Baruurta Xoolaha La dhaqdo Ayada Oo Ciqaab Looga dhigayo Tusaale Haddii ay Baruurta tahay Wax dhibayo Jirka Bani Aadamka Maxaa Loogu diiday yahuudda ? Marka Wax Laguu diiday Waa Wax Aad Rabto Faa`idane .?
Su`aasha Ugu Muhiimsan Ee in La isweeydiiyo U baahan Waa Tan.👇
Waa Maxay Faa`idada ay Beni Aadamka U Leeyihiin Dufankaan Ama Baruurtaan Laga Xarimay.? Iyo Waa Maxay Kheyraadka Ka buuxa ilaa Heer La gaaray in laga Xarimo yahuudii Waa Ciqaab Rabbaani Gaalnimadoda dartood.?
" Maxaa Ka Run Wararka In Muddo ah La Soo Waday Dadka dhexdoodane Ka Noqotay Wax Macruuf ah ilaa Aad Rumeysatay isla Markaane Aad Ku Soo qaadatay iskuulada iyo jaamacadaha. Taas Oo ah in " Dufanka Ama Baruurta Xoolaha Oo La isticmaalo ay Masuul dhameysriran Ka tahay in ay Ziyàado Maadada Loo yaqaano Glectrolka Dhiiga Aadnaha .?
Shir Caalami ah Oo Lagu qabtay Boqortooyada Sacuudi Carabiya Kaas Oo looga Hadlayay bad Qabka Wadnaha Qofka Ayaa Dhamaan Khubaradii Halkaa Ka Hadashay Waxeey isku Raaceen Faa`idada Laga Helo Dufanka"
Waxeey Sheegen Dufanka Laga Helo Xoolaha gaar ahaan Ariga Lo`da Geela in ay Masuul Ka yihiin In jirka Aadanaha Laga Saaro Sun Aad U tiro badan Oo La`aantooda Laga Saari laheen.
Waxaa Sido Kale ay Sheegeen in Lagu Quudiyo beerka iyo mindhicirka Qeeybo badan Oo Jirka Ka mid ah ay Nafaqo Ahaan Ugu Soo Aado
Dufanka Ama Baruurta Ariga Ama Lo`da Waxeey Ka madax banaan yihiin In ay Sababaan Glectrolka dhiiga Ama ay Keenaan Wadno garaac Aad U badan.
Yahuudda Maanta Nool Maadama ay Sidaa Weli Uga Xariman tahay Sida ay Sheegaan Waxeey Dadka Kale Ee Caalamka Ku Nool U Tuseen Dhinac Kale Oo ah Wax yeelo ahaan
Oo Waxeey Kuu tusayaan in Laga Heli Karo Wax yeelo ballaaran Oo Soo gaareyso dhiigaaga Wadnahane Uusan gaareynin Dhiig Ku filan.
Barnaamijkaan Waxaa Maal geliyay Shirkado Aad U tiro badan Oo ay yahuudda gacanta Ku hayso
Shirkado badan ayaa Loo Sameeystay Oo lagu leeyahay Waxeey Soo Saaraan Daawooyiin Lagula tacaalo yareentay Glectroolka Inta badan Waxaa Lagu bar tilmaameystay in Ka badan " 56,dowladod Oo islaam ah Si looga Sameeyo dhaqaalo
Lama Ogolo inaad Ka Hortimaadid Qorshahooda Waayo Waxaa Hal Mar dhulka galayo Shirkado badan Oo Soo Saaro Daawooyiin Howsha Loogu tala galay
Sidaa darteed ayey Culimada Uga gaabsadeen in ay Soo bandhigan Xaqiiqda jirta.
Fadlan La Wadaag Dadka Kale Waxaan diyaar U ahay inaan Kala doodo intii Su`aal Ka qabto Mowduucaan.Fikirkaaga Ka dhiibo i.a
Ustaad Sacid Cusman Xassan
07/05/2021
رحم الله القائل:-
لا تَحْزَنَنَّ على الصبيانِ إنْ ضُرِبُوا **
فالضربُ يَبْرا ويبقى العلمُ والأدبُ ..
الضربُ "ينفعُهُم" والعلمُ "يرفعُهُم" **
لولا المخافة.. ما خطّوا وما كَتَبُوا ..
ٰ
لولا المُعَلِّمُ كان الناسُ كلُهُمُ **
شبه البهائمِ لا عِلْمٌ ولا أدَبُ ..
26/02/2021
- Ma Ogtahay Qofkii ugu Horeeyay ee Dega Xaramka inuu ahaa Haweeney, waana Haajara.
- Ma Ogatahay Qofkii ugu Horeeyay ee Rumeeyay Rasuulka CSW, in ay aheyd Haweeney, waana Khadiijah Bint Khuweylid.
- Ma Ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dhiigiisa islaamka u Daadiyey in ay aheyd Haweeney, waana Sumaya (Cammaar Aala Yaaser Hooyadiis).
- Ma Ogtahay in ilaahey soo Dejiyay Suurad dhan taas oo loo gaar yeelay Dumarka, waana Suuratu Nisaa.
- Ma Ogtahay in Khudbatu Wadaac uu Rasuulka CSW, yiri:- Dumarka waxaan idiin Dardaarmayaa Khayr, uunna ku Celceliyay Saddex jeer.
- Ma Ogtahay in Rasuulka CSW, uu yiri:- Qofkii uu ilaahey siiyay Saddex Hablood, isla markaana Edbiya ee Wanaajiya Eddebtooda waxey u noqonayaan kuwo Naarta ka Xoreeya.
- Ma Ogtahay jannada Allaah u Balan qaaday Mu'miniinta in la dhigay Lugaha Hooyooyinka Hoostooda.
👈
👈
03/02/2021
TAXANAHA CAAFIMAADKA
1. Koostada waxaa ku jirta maadada Oxalate, hadii Oxalate jirka ay ku badato kilyaha waxaa ku dhaca infakshan ama dhagax ayaa ku samaysma. Cun Koostada maalinti hal waqti
2. Yaanyada waxaa ku jirta maadooyinka sodium iyo oxalate, hadii labaduba jirka ku bataan kilyaha waxaa ku dhaca infakshan ama dhagax ayaa ku samaysma. Cun waxyaabaha yaanyada ka samaysan Maalintii hal waqti
3. Daangada cusbada badan lagu dubo waxaa ku jirta maadadan Sodium, hadii sodium jirka ku bato waxaa kilyaha ku dhaca infakshan waxaana ku samaysma dhagaxaan. Ka yaree daangada cusbada
4. Ukunta waxaa ku jirta maadad uric acid, hadii uric acid qofka jirkiisa ku badato kilyaha waxaa ku dhaca infakshan sidoo kalana waxaa ku samaysma dhagaxaan. Cun maalintii hal ukun
5. Vitamin C waxaa ku jirta maadada oxalate hadii caruurta jirkoodu ku badato oxalate kilyaha waxaa ku dhaca infakshan sidookale dhagaxaan ayaa ku samaysma. Ka ilaaali caruurta Vitamin C sii badalkeeda khudaarta cagaaran
😮 Woow Saar Haday Jirto Suaal Aad Na Waydiinayso ama Talo Aad Nala Wadaagayso Si Aan U Wada Xiriirno.
Hadii Aad U Aragto Talooyinkaan Waxtar U Leeyihiin Bulshada Dheh Si Walaalaha Kale Uga Faaiidaystaan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Warshadaha
Mogadishu