29/08/2025
Waxaa soo gabagabeeyey Casharrada SPSS Course-ka.
Casharradu waxay ka kooban yihiin 20 cashar, waxaana kugu diyaariyey Playlist ahaan.
➡️Haddii aad xiisaynayso inaad barato SPSS , fadlan halkan ka daawo.
➡️La wadaag asxaabta xiisaynaysa si iyaguna uga faa’iideystaan.
SPSS Course in Somali
Share your videos with friends, family, and the world
28/02/2023
Ogeysiis
Waxa ogeysiineyna Bulshada in la qaban doono Geographic Information System (GIS).
Wuxu socon doona mudo Shan beri ah, wuxuna bilaabana 4 bisha March, Galin ka danbe Maalinti, Goobtana Waa Mogadishu. Waxana kuwar geliheena dadki uu dhaafay tababar kii h**e Inshaa'allah kan iney iska diiwan geliyaan.
Waxan ka codsahena asxaabtena inaad la share gareysaan oo la wadaagtan Asxaabtin.
hadii u baahantahay ama aad rabto xog dheeriya ku dhufo linkigaan.
GIS Center for Mapping & Geospatial Services in Somalia. ama
Si aad isku diiwan geliso iyo wixi faah fahino dheeriya kala xariir xarunteena What's up number kaas 0615528926 ama www.gcmgss.com.
Wabilaahi Towfiiq.
03/06/2021
Deeq waxbarasho Master & PHD ee Wadanka Ghana
1) MPHIL/PHD IRRIGATION AND DRAINAGE ENGINEERING
2) MSC/MPHIL/PHD ENVIRONMENTAL MANAGEMENT AND SUSTAINABILITY
Arday barata Agriculture iyo Enviromental sceince waa anfacaya.
Diedline : June 30, 2021
waxi faahfaahin ah link-ga raaac:-
2021/2022 CALL FOR APPLICATION – WACWISA MASTERS & PhD SCHOLARSHIPS – WACWISA – UDS
2021/2022 CALL FOR APPLICATION – WACWISA MASTERS & PhD SCHOLARSHIPS April 6, 2021 News & Events MPHIL/PHD IRRIGATION AND DRAINAGE ENGINEERING MSC/MPHIL/PHD ENVIRONMENTAL MANAGEMENT AND SUSTAINABILITY The Scholarship Award Scheme (SAS) is provided by the Government of Ghana (GoG) and the World Bank...
24/03/2021
Ogeysiis
Waxa ay Xarunta GIS idiin qabaneysa Tababar ki 4aad ee GIS Center for Mapping & Geospatial Services in Somalia, waxa tababar kan loogu talagalay dadki kii h**e ka buuxsamay tiradi larabay ama waqtiga usaamixi waayay iney kaqeyb galaan kiih**e ama ba raba iney aqoontooda sii kordhiyan.
Wixi Faah faahina nagala soo xiriir Whatsup number +252615528926.
Fadlan lawadaag Asxaabtada iyo cidwalbo daneyneysa. Mahadsanidiin.
21/01/2021
Cashirka 3aad Basic Econometric. (Two Variable Regression Analysis) Part One
➡️Faldan like saar page lana share garey ardayda rabta inay wax ka bartaan Econometric ga.
Cashirka 3aad ee Basic Econometric I Lecture 3: Two Variable Regression Analysis Part 1
Please visit my page https://bit.ly/2VosJ4vIn this video, you will understand the Nature of Regression Analysis Econometrics with practical on Eviews.muuqalk...
29/09/2020
Cashirka 2aad Basic Econometric. (The Nature of Regression Analysis)
➡️Faldan like saar page lana share garey ardayda rabta inay wax ka bartaan Econometric ga.
Cashirka 2aad ee Basic Econometric I Lecture 2: The Nature of Regression Analysis
Please visit my page https://bit.ly/2VosJ4v In this video, you will understand the Nature of Regression Analysis Econometrics with practical on Eviews. muuqa...
19/09/2020
Cashirka 1aad Basic Econometric (Introduction).
➡️Faldan like saar page lana share garey ardayda rabta inay wax ka bartaan Econometric ga.
Cashirka 1aad ee Basic Econometric I Lecture 1: Introduction
Please visit my page https://bit.ly/2VosJ4v In this video, you will understand the concept and definition of the Econometrics with practical on Eviews. muuqa...
14/08/2020
Ka faaideyso Deeqda Waxbarasho ee PAN African Scholarship.
halkan ka daawo qaabka lo xareysto deeqdan waxbarasho waana Master iyo PHD.
➡️ Faldan Like saare page lana wadaag asxaabta daneysa inay helaan deeq waxbarasho
Qaabka Lo Xareysto PAN African Scholarship| How to apply PAN African Scholarship for Master and PHD
Please visit my page https://bit.ly/2VosJ4v in this video is to give you an instruction on how to apply for Pan African Scholarship. you can apply here https...
04/08/2020
Cashirka 7aad ee SPSS (ANOVA and Post Hoc test)
➡️ Fadlan ka Faa'ideyso waqtigaga lana wadaag Asxaabtada Daneynaysa in wax ka bartaan SPSS-Ka.
Cashirkii 7 aad ee SPSS (7) ANOVA and Post Hoc test | Data Analysing Using SPSS
Si Fudud Ku Baro SPSS af somali Fadlan So Booqo Channelka https://bit.ly/2VosJ4v Cashirka 7-aad waxa kaga hadleyna ANOVA and Post Hoc test *My social media E...