Abdirahman Abdullahi

Abdirahman Abdullahi

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdirahman Abdullahi, Education, Mogadishu.

I help people understand, design, build, and scale software systems that solve real business problems—from engineering fundamentals to enterprise software and digital transformation.

17/08/2026

Dhismaha software-ka ama qaabka u dhisan yahay software inuu mid fiican yahay lama ogaanayo ilaa laga weyneyo.

Tusaale maanta wuxu system howgaliana:
1- 10 customers.
2- 100 orders.
3- one branch.

Laakiin markuu system-ka isku dayo inuu process-gareeyo macaamiil badan, dalabaad badan, users badan, dhacdooyin badan, markaas noqoneysaa nashaqadeyti shalay mid wax ka dhimnaa.

11/08/2026

Ganacsiga ganacsi kasta haba ku juro ganacsigaada wuxuu lee yahay nidaam haba qorshey ama ha sameyn xitaa adiga tusaale:
1- qofka waxa iibiya wuxuu ku keydiyaa macaluumaadka macaamiisha what'supp-ka.
2- qofka xisaabiyaha wuxuu ku keydiyaa spreadsheets ama excel.
3- qofka maamulaha ah ayaa ansixyo discounts iyo wixi lamid ah qaab afka ah.
4- alaabta taala waxaa la tiriyaa maalinta galinkii danbe.
5- markii cilada ama wax dhaacaan waxaa la dhahaa hebel waydii.

Sidoo kale qiyaas hal dukaan oo ku ibiiyaya product ama alaab 100% customers soo codsaday alaabtaas discount ama qiimo dhimis kasoo qaad iney yihiin dhown macaamil oo u shaqeynayaan dhowr shaqaale.
1- custome A wuxu soo codsaday qiimo dhimis shaqaaliha u dhaafay 10% qiimo dhimis ah.
Midkale waxaa loo dhaafay macaamil kale 5%
Mid kale oo macaamill ah qiimi dhimis waydiistay shaqalahi waxuu weydiyay asigina inta loo dhaafayo maamulihi.
Mid kale shaqaale wuxuu soo xasuustay inuu u dhaafay iibki h**e boqolkiiba 15% oo qiimo dhimis ah.

Post ku xiga kaga hadleenaa saa u dhiwaan galin leheed ama system ama nidaam ugu sameen leheed ganacsigaada.

10/08/2026

Shuruucaha gacansiga ee qoran waxey ka fiican yihiin kuwo ku keydsan maskada.
Tusaale:
Ha ibinin discounts ka badan 10% ama discounts 10 boqolkiiba ilaa la ansixiyo.
Qorista shuruucdaasoo kale muhiim kuma ego ileen dhamaan dadka ganacsigaada og yihiin laakin tusaale markii qof cusub kusoo biro ganacasida markaa ayey muhiim noqoneysaa qorista shuruucaha ganacsiga oo ku jurto kuwaan:
1- ilaa meeqo ugu badanaa discount kuu noqonaya.
2- meeqo markee gaarto alaabta dalbanee tusaale waxaa ku taalo 5 ku talaalo ma shan markee gaarto dalbanee misa markee ka yaraato ama ka badan tahay.
3- sidee lookala ansixinaa ganacasida iyo ilaa intee qofka kasta ansixin karaaa.
4- qof kasta role kiisa iyo ganacsiga wuxuu ka qabanayo.

Saan u diwaan gali:
1- soo hel marka h**e wixi rules ama shuruucaha ganacasiga.
2- diiwaan gali luqad la iskula fahmaya ama qof kasta fahmi karo.
3- ukala habee si isku leeyihiin ama categories ukala habee si loo fahmi karo tusale marka waxa la iibinayo intaan rules leedahay.

09/08/2026

System kasta wuxuu lee yahay wax uu lee yahay shuruuco aan la jabinin hadii la jabiyo cilad ka imaaneysa:
Tusaale:
1- lama iibinka karo system-ka alaab aan ku oolin.
2- accounting labada dhinac oo ah credit and debit oo isla ekeen lama keydin karo.
3- hal iib oo isku mid ah labo mar lama diwaan galin karo.
4- qofkasta inta system-ka loogu ogol yahay waxaan eheen ma sameyn karo.

Halka uu lee yahay system-ka waxyaabo uu ka kooban yahy sida:
1- Keydin iibka ee ku juraan kan aa soo iibsatay kan ibineysid.
2- maamulida alaabta kuu keydsan.
3- diwaan galinta iyo qabashada lacagaha.
4- keydinta iyo helista macaamiisha.

Shuruucaha waxey ka hortagee wixi la filayo iney noqonayaan khalada ama marka u shaqeyn waayo system-ka sidi laga rabay.

08/08/2026

Software Ugu fiican Ma ahan Ka features Badan Leh ee kan Qaladaakiisu Yar yahay ama Qaladaadka Yareenayo

Software-Ba software Kale wuxuu ka fiican yahay inta uu ka qalad yar yahay, lama dhihi karo Qaladaaka Oo dhan waala laga hor takay laaking Dhaaman qaladaaka Dhici karo waa laga hortagi karaa.

Qaladaadka inta badan Dahaco Waxaa ka mid ah:

1- in lacag la diwaan galiyo labo mar ayadoo la ogeyn ama click la siiyo labo mar.
2- in la iibiyo ama iibiyaan alaabti ugu danbeysay laba cashier hal mar, taaso sababeysa qalad.
3- hubinta dhacdooyinka isku xig xiga iney u dhaceen sida la rabay.
Tusaale:
Ibiib dhacay, dhacdooyin kale waxaa ka mid ah alaabta taala ayaa laga jaraa inta la ibiyay, ka dib accounting record la sameyna ka dib wixi dhacay la diwaan galinaa kasoo lo yaqaano audit trail. Intaas waan hal mar oo isku xigta mid walba la diwaan galiyo.
4- ina la celiyo codsiga soo noqnoqda kasoo sabayay click-ta labada mar ah, ama refresh.

Qalaad yar yar oo badato system-ka ku sabaya qaladaad waaweeyn sida:
1- Lacag la diwaan galiya labo mar ayadoo la ogeyn.
2- dhaqaaqa ganacsiga oo la diwaan galinin waayay.
3- reports oo lagu saleeyay data qaldan.
Ma ahan software mid fiican mid ka kooban wax yaabo badan ee midka qaladadkiisa yar yahay.

Su'aasha ugu mihiim san see ugu hortagaa qaladaadkaas:
marka kowaad waa in fahantaa in System-ku ama nidaamku yahay wax isku xir xiran oo eheen wax pages kaliya ama sidoo kale usan eheen features kala gaar u taagan tusaale iibaa dhacay:
Kow: waxaa la fiirinayaa ama la egayaa alaabta taala ka dib laga jarayaa.
Labo: Alaabta marka la jaro lacaga La dooraa iney tahay deen ama lacagta la qabtay.
sedax: Ka dib iibka la diwaan galinaa iibka.
afar: waxaa update lagu sameynayaa account customer-ka ama macamiilka.
shan: waxaa diwaan galinayaa ama la sameynaa accouting Journal ama accouting Record.
lix: waxaa la sameynaa audi record oo ah dhacddaan in la diwaan galiyo oo iney tahay sale.

si lixdaas loo hubiyo inay u dhacaan sidi la rabay ama waxaa oo dhan u dhacaan si isku xigxigta oo mid kasta la fuliyo ama la iska wada dhaafo hadii mid xumaanto waxaa la isticmaalyaa wax la dhaho Database Transaction oo Dhacdootinka oo dhan iney u dhacaan sidi laga rabay oo ah in ayaga oo dhan dhacaan si sax ama ayaga oo dhan la isku dhaafo.

Database Transaction waxey hubeen iney Dahcdooyinka oo dhan wada guleystaan am la fuliyo ama dhamaantood la isku dhaafo hadii mid ka mid xumaanto, Taaso ka dhigeysa Software mid la isku haleen karo.


si aan ugu hor tagno qalaadka waan in aan oganaa maxey yihiin qalaadka ugu badan ee dhaca, sidoo kale waa in aan oganaa in software wax yaabaha badan ka kooban ama features badan leh ugu sofware ama system qalaadaadkiis yar yahay wuxuu ka kooban yahay haba yaraadaan.

Qaladaanka Ugu badan ee dhaca waxaa ka mid ah:

1- Maxaa dhacaya Hadey Ibiyaan Laba cashier Alaabti ugu Danbeeysay hal mar:
Cilaadan Waxey Keynesaa in Alaabta talaa ee ka yaraato 0 or ah mid aan caqli eheen tussale alaabta ku taala waa -5.
si aan xalisid ciladaan:
1- isticmaal Database Transaction.
2- isticmaal Inventory Validation ka hor intaa save dhihin.
3- hadii stock is bedalay Marka haush la waday waa la joojinaa.

2- In La Iibiyo Hal Product La mar iyadoo click Siinayo Labo mar ama ka badan, ciladaan waxey sababeysaa in la server-ka abuura labo invoice ama la iib cilaadan si loo xaliyo waxaa la isticmaalaa:
1- ka dhig bustton midaa shaqeyneyn inta inta codsiga ama request-ka socdo.
2- Loading indicator.
3- Idempotency Key.
4- Duplicate Request Detection.
5- Unique Transaction Reference.

3- User-ka wuxuu arkaa wax badalay laakin ma oga:
1- Yaa badalay.
2- Gormee.
3-maxaa la badalay.
4- maxaa sababay.

Si loo xalaiyo Diwaan gali dhacdooyinka Ugu muhiimsan System-ka dhaco sida: Iibka, Soo iibsashada, Alabaata la soo celiya iyo dhacdooyinka kale ee mihiimka ah.

Ugu Danbeen Markaa Software Dhiseysa Ha isweydiin kaliya features(waxa software ka kooban yahay) saa u dhisaa kaliya, Isweydii sidoo kale:
1- Maxaa Qalad Dhici Karo.
2- Sidee ugu hortagi karaa.
3- hadii qalad dhaco see u ogaan karaa.
4- sidee u hubin karaa xogta iney tahay mid sax ah.

Ugu software lagu kalsoon yahay waxaa lagu dhisaa ka dhib markaa fahantid workflows ka dibna iska saxdaa ama hubisaa data iney sax tahay, la hubiyo in data iney sax tahay, sidoo la hubiyo in dhacdooyinka si isku xig xig dhacaan and khaladaadka la yaqaanana laga hortago.

07/08/2026

System-yadu waxay isku dhaafeen tayada oo ka mid yihiin:
1- Correctness: saxnaan data ama xogta usoo galoyo qofka isticmaalaya inaa sax tahay sidoo kale system inuu yahay mid xisaabaadkiisa yahay mid saxan.

2- Reliability oo ah mid la isku haleen karo.

3- failures first: oo ah ciladaha macaquulka ah ee dhici karo in laga hortago.

System 100% ma noqon karo cilad la'aan laakin waa la yareen karaa ciladaha la filayo iney dhacayan.

Waxaa sameeyay blog oo malin kasta oo khamiis ah galabti soo dhigayo qoraal kuwaan ka faah faahsan oona k wax tar badan.
Abdirahman.digitbuzzy.com

06/08/2026

Cilaadaha ugu weyn ama ugu dhibta badan ee software and barnaamij ganacsi ka dhacdo ma ahan barnaami cilada xaga system-ka aha oo ka mid yihiin:
1- screen-ka oo shaqada joojisa.
2- server(computer-ka adeegaya) oo cilad soo saara.
Ciladaahas qof kasta ayaa arkaya.
Laakin cilada ugu dhibka badan ma ahan kuwaas oo dhan ee khalada ka dhaca xaga xogta ah kasoo si khalad loosoo galiyay ama si khalad loo xisaabiyay.
Ciladaan ayaa si Kharsoon u saameyneysa ganacsiga ayado inta badan la ogaanin.

Ciladaan waxaa ka mid ah:
1- payments oo labo mar la diwaan galiyay oo isku mid ah.
2- alaab labo mar la ibiiyay oo isku mid ah.
3- Purchase labo mar diwaan galiyay oo isku mid ah.
4- reports khalad ku jura.

Ciladahaas waa cilada qarasoon oo la arkeen system-kana wuu shaqeynayaa iyadoo la arkeen.

Ogeysiis waxaa sameeyay meel aan soo dhiga qoraalada iyagagoo ka faah faahsan aan soo dhigayo maalinta khamiista isbuuci hal mar:
Link waa: Abdirahman.digitbuzzy.com/blog

05/08/2026

Intaa arkayay ama dhisayay system yada Hadii la tirtiri ka dhamaan ganacsigaada ama qeybo ka mid ah waxaa jiro cilad weyn oo xaga system-ka.
Tusaale:
Waxaa la tirtiray customer waxaa sidoo kale tirtirmaya dhaamaan wixi macamiilka quseeyay oo ka mid yihiin:
1- dhamaan payments uu lahaa macaamillaas.
2- dhamaan wixi invoice u macaamilkaas lahaa sidoo kale waa tirayaaa.
3- sidoo kale waxaa la tirtiraa dhaaaman wixii oo macaamilkaas lahaa.

Sidoo kale system waa in ka hortagaa khaladaaka sidaan oo kale.

Ogeysiis waxaa sameeyay meel aan soo dhiga qoraalada iyagagoo ka faah faahsan aan soo dhigayo maalinta khamiista isbuuci hal mar:
Link waa: Abdirahman.digitbuzzy.com/blog

04/08/2026

Maanta waxaa ka hadleena sidee uka dhigi leheed code-kaada mid la fahmi karo adiga iyo dadka kale developers ama wax dhisa.
English ahaan waxaa loo yaqaana clean code oo ah inaa fahmi karto code ama program-ka aa qortay mudo ka dib marka qortay ka dib ama sanado ka dib ama ee fahmi karaan dadka kale oo wax dhisa am developers ah.
Si aa u dhigi kartid code ama program-ka mid la fahmi karo istimicmaal sidaan:
1- isticmaal magacyo la fahmi karo.
Tusaale intaa ku qorari leheed magacyo gaaban sida:
1- c oo ka wadid customer ama s oo ka wadid studen, isticmaal erayo dhameystiran sida customer, student, invoice, totalAmount iyo wixi lamid ah.

2- uka jababi qeyno yar yar qeyb kasta u taagan shaqo kaar ah:
Tusaale:
Intaa sameyn leheed hal qeyb oo weyn ama function oo ah:
Create_invoice(){
Validate().
Calculate().
Save().
Sendemail().
// and more, iyo wixi lamid ah.
}

Ugala jabi qeybo yar yar adoo ka dhigaya mid kast qeyb ama function gaar ah:
Tusaale: validate() function ama qeyb gaar ah, sidoo kale calculate() qeyb gaar ah iyo kuwo kale sidoo kale.

3- qeybka kastoo soo noq noqda ka dhig qeyb gaar ah ama function.

4- code kaada raaci comment ama faalo kaasoo sharaxaya caqliga ama u fahantid marka labaad aqrineysid ama dadka kale aqrinayaan.

1- Uga danbeen ka fikir 12 bilood ka dib maxaa ku muhiimsan inaa si fudud u fahantid code-ka ama program qortay ama inuu kuu shaqeeyo? Sababta.

2- Sidoo kale ya qaalisan 1 saac oo clean code u qortid ama code barito fahantid ama 10 sacadood oo kaa qadato faham iyo sixis.?

Ogeysiis waxaa sameeyay meel aan soo dhiga qoraalada iyagagoo ka faah faahsan aan soo dhigayo maalinta khamiista isbuuci hal mar:
Link waa: Abdirahman.digitbuzzy.com/blog

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu