04/04/2026
Ma tahay arday diyaarinaya buugga qalinjabinta ama ku kujira sanadka ugu dambeeya ee Jaamacadda? 26AI Advisory iyo Machadka Bullaal Mastery waxa ay kuu diyaariyeen koorso ku saabsan sida aad u qoran karto buuggaaga qalinjabinta adiga oo kaashanaya Chatgpt, Perplexity, Claude, Gemini, Copilot iwm.
Haddii aad daneyneyso koorsada, lifaaqa hoose iska diiwaangali https://forms.gle/xMitJB6gkw12Tej36
FIIRO GAAR AH.
Koorsada waxay bilaabaneysaa 15 Abriil, 2026 oo ku beegan Arbaco. Sidoo kale, waxa aynu qaadan doonaa tiro xaddidan.
Yuusan kaa buuxsamin fasalka.