Welecome To Quran Online
Darul Cilmi Quran Online
Quran online
12/03/2026
Quran online
04/03/2026
Quran Online
Kusoo dhawow machadka Darul Cilmi Quran Online wuxu kuu diyaariyey xifdiga qur,aanka farbaridda caruurta iyo dadka waa wayn kusoo dhawow waalid adiga caruurtaada kubarta qur,aanka hab online ah idinkoo gurigiina jooga wuxu kaloo idin haayaa Barashada Tafsiirk Quraanka Kariimka ah Barashada Siirad Nabiga (Scw) Barashada Ducooyinka Caqiidada iyo Axaadiithta Nabiga (Csw) Iyo Afka Somaliga
04/04/2025
Kusoo dhawow machadka Darul Cilmi Quran Online wuxu kuu diyaariyey xifdiga qur,aanka farbaridda caruurta iyo dadka waa wayn kusoo dhawow waalid adiga caruurtaada kubarta qur,aanka hab online ah idinkoo gurigiina jooga
04/04/2025
Darul Cilmi Quran Online Daartu waxey Diyaar idin latahay Barashada Quraanka iyo Culuumtisa kala Duwan
22/08/2023
Ogeysiis Waxa La ogeysiinayaa dhamaan bulshada somaliyed In Machadka Darul Cilmi Quran online Fursado Wax barasho O Dahabi Ah ay Ka Banan yihiin Hab Online Ah Aad ku Baran Karto Adigoo Gurigaaga Iyo Goobtada Shaqo Joogo Waxaadna Ka Heleysaa
(1) Quran Kariim O Tasxiiixiisa Wato Ama tajwiiidka Shahaado Lagugu siin doono
(2) Higaad Carabiga iyo Somaliga
(3) Adkaar Iyo Ducooyin
(4) Xadiithka Nabiga iyo
(5) Tafsiirka Quranka kariimka Ah
6 Caqiido Iyo Ducooyin
Hadaba wixi faahfahin ah kala xiriir Nambarada Shaashada Saaran Mahadsanidiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu