BCS2 Hormuud University

BCS2 Hormuud University

Share

Welcome to the official page of BCS2 Class @Hormuud University.

31/08/2023

๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—› ๐Ÿ“Œ

Ka Faaideyso ๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐—— ๐——๐—˜๐—˜๐—ค ๐—ช๐—”๐—ซ๐—•๐—”๐—ฅ๐—”๐—ฆ๐—”๐—›๐—ข oo Lacag Laโ€™aan ah, oo Ka Mid Noqo 10-Ka Arday Ee Ugu Saraysa Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda.

Sanad Dugsiyeedkasta Xiligan oo Kale, Jaamacadda Hormuud Waxay Deeq Waxbarasho oo Lacag La'aan ah Siisaa Ardayda Soomaaliyeed, Ee Soo Buuxiya Shuruudaha Lagu Helayo Deeqda Waxbarasho.

Deeqda Waxbarasho Waxaa Hela oo Kaliya 10-Ka Arday Ee Ugu Saraysa Imtixaanka Aqbalaada Jaamacadda.

10-Arday Ee Ku Soo Baxda Imtixaan Aqbalada Jaamacadda, Waxay Dooran Karaan Dhammaan Kuliyadaha ay Jaamacadda Bixiso Mida ay Rabaan.

Maadooyinka Soo Socda ayaa Lagu Galidoonaa Imtixaanka;-

๐Ÿญ. ๐—ฃ๐—›๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—–๐—ฆ
๐Ÿฎ. ๐— ๐—”๐—ง๐—›
๐Ÿฏ. ๐—˜๐—ก๐—š๐—Ÿ๐—œ๐—ฆ๐—›

Dhawaan Ayaan Soo Shaacin Doona Xiliga Imtixaanka.

๐…๐ˆ๐ˆ๐‘๐Ž ๐†๐€๐€๐‘ ๐€๐‡:-Isdiiwan Gelinta Waxay Ka Socotaa Xarumaha Ay Jaamacadda Ku Kala Leedahay ๐—•๐—”๐—ก๐—”๐—”๐——๐—œ๐—ฅ, ๐—•๐—จ๐—จ๐—Ÿ๐—ข ๐—ซ๐—จ๐—จ๐—•๐—˜๐—ฌ ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ž๐— ๐Ÿญ๐Ÿฏ.
Wixii Faah-Faahin Ah La Xiriir Tell/Whatsapp:
Wa.Me/252613311119 +252 61 0818839

16/08/2020

Xasuusta Fasalka BCS2/IT1.

Class of 2020

Afar sano isa soo hor fadhinay, layli badan iyo imtixaan badan isla soo qaadanay, hada na Alxamdulillah ilaahay waa no dhameeyey, waxaan rajaynaa inaan xasuuso badan oo wanaagsan kala haysano, muuqaalkan insha Allah caruurtiina la daawan doontaan mustaqbalka ๐Ÿ˜

(Muqaalka waa semester 1 ilaa semester 8)

Editor: Cadnaan CabdiQaadir

Photos from BCS2 Hormuud University's post 11/08/2020

10/08/2020 Oo ahayd maalintii buug difaacashada ardayda fasalka BCS2/BIT1, Waxaa mahad iska leh Allihii heerkan na soo gaarsiiyey iyo waalidiinti iyo macalimiinti nagu soo dadaashay afarta sano ee aan ku jirnay jaamacada Hormuud. Waxaan kale oon halkan uga hambalyaynayaa dhamaan ardayda qalin jabisay, Hambalyo Hambalyo Hambalyo, Guulo badan insha Allah.

09/01/2020

COMPUTER PROGRAMMING FOR BEGINNERS 5 BOOKS IN 1

WAA BOOK LOGU TALA GALAY QOF WLBOO JECEL BARSHDA PROGRAMMING KA QOF KAAS OO DONAYA INUU HADA BILAABO AMA WX KA YAQANO CILMIGAAS BOOK GAN WAA KAADII EE KA FAA IDEESO.

BOOK OO PDF AH WUXUU KU JIRAA LINK HOSE EE HALKAAS KALA DAG MAHDSNID

ใ€‹https://bit.ly/39UZGfb

Photos from BCS2 Hormuud University's post 01/08/2019



Damaashaadkii iyo xeebta jaziira.

Photos from BCS2 Hormuud University's post 23/06/2019

The Final Exams for the spring semester are almost over. We hope you enjoy your summer holidays.
!

Dalkaaga Baro 23/05/2019

Adigo gurigaga jogo baro dalkaga hooyo.
waa app aad ku baran karto dalkaaga hooyo

waa app aad ku baran karto dalkaaga hooyo

Dalkaaga Baro

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Mogadishu