“UNISO GUUL 20 JIR AH IYO GOLE AQOONEED”
University of Somalia - UNISO
PA18C Uniso Family
Waxaa page kan losamey in ay lasocdaan arsayda dhamaan jamacada somalia waxaa klo oo page kan kafaa ideysan karo quf waliba u baahan qibrad aqoon
27/07/2025
Congart Hiddo Hussein Shabeel oo ka qalin jibisay Heerka 2aad master Degree waxan lee nahnay Hambalyo Dadaaalkada Halkas kasii wad 🎓🎓
17/05/2025
Mr Abdirahman Sudeys Adde oo difaacday Thesis Bòok Heerka 2aad ee waxbarashada conagrt
19/04/2025
Dhamaan bahda PA18C Uniso Family oo isku duuban waxay tacsi tiiraanyaleh udirayaan walaal ismaaciil ciise tuuryare oo ahaa ardey kamida bahdeena uniso family waxaan eebe oga rajaynaynaa Naxariis iyo jano in uu siiyo
Samir iyo iimaana kasıisyo dhamaan ehalkiisii iyo asxaabtiisiiba😢🇸🇴
انا لله وأنا إليه راجعون.
17/03/2025
Wargalin Muhiim ah!
Asww, dhammaan qalinjabiyaasha iyo ardayda dhigata Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) waxaa lagu wargalinayaa inay iska hubiyaan HEMIS ID-yadooda linkigan https://hemis.uniso.edu.so
F.G Hadii aad ka weyso Xogtaada HEMISKA Fadlan degdeg u la xiriir kulliyadaada ugu danbeyn 22-ka Bishan March 2025.
Mahadsanidiin.
09/03/2025
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen
Ayaa Maxamed Cusman Xasan u Magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Maamulka Gobolka Bakool.
Mohamed Osman oo Kamid ahaa Ardayda Bahda University of Somalia - UNISO waxan lee mahnay Hambalyo Xilka lagu magacaabao Rabbi ha ku fududeeyo wajibad kaada shaqo Gudo Guuleyso
06/01/2025
madaxa xiriirka Dibedda iyo Qurba joogta Ayaa loo magacaabay
Sayid Ali Abdi Gulled Hambalyo Ayaa leenahnay
13/09/2024
Bare Sare Xasan Maxamed Yuusuf (Ukumeey) oo Jaamacaadda Ummadda Soomaliyeed siisay Deeq Waxbarasho Dalka India heerka Sare Waxbarasho ee PhD.
01/07/2024
Dhamaan Bahda PA18C Uniso Family iyo dhamaan saaxiibada jaamacadda soomaaliya ee Uniso waxa ay hawada hambalyo Qiimo badan umarinayaan Caruuska caawa Mudane Abdi-Asis Ibraahim Xuseen iyo marwadiisa ayaan Cabdinasir oo meherkoodu kadhacay masjidka Addis waxaana leenahay isku waara Ubad kheyrleh idamka eebe
28/02/2024
Qaar kamid ah Ardayda Class ka PA18c oo maanta kulmay
ma ahan Hadii Ardayda Jamacadaha dhameeeyan in lakala Tago Dadka wax isla bartay waa inay is ka war hayaan.
waxaa la wadaageynaa dhamaan Bahda PA18C Uniso Family farxad iyo raynrayn kulama noocaan oo kale is xogwareesi iyo iska warheynta in la joogteeyo Kulamada waxbarashada iyo hormar ka diiradda lasaaro si hormar loogaaro .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
GOOD