Galab wanaagsan jimco kariim
AL-Mudasir primary and Secondary school
High Quality School
GALABWANAAGSAN JIMCO KARIIM
15/10/2025
OGEYSIIS MUHIIM AH
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ogeysiinaysaa dhammaan ardayda Dugsiga Sare ee degmada Luuq in dib loo qaadayo imtixaankii fasalka 4-aad ee Dugsiga Sare, kadib markii la baabi’iyay natiijadoodii h**e.
Sidoo kale, ardaydii aanan gelin imtixaanka h**e sababo cudur-daar rasmi ah oo ay soo gudbiyeen islamarkaana ay aqbashay Wasaaraddu, ayaa iyaguna dib u galaya imtixaanka.
📅 Taariikhda imtixaanka: Sabti, 18-ka Oktoobar 2025
📍 Goobaha imtixaanka:
• Ardayda degmada Luuq – Imtixaanka waxaa lagu galayaa degmadaas.
• Ardayda ka baaqday imtixaankii h**e – waxay imtixaanka ku gali doonaan caasimadaha Dowlad-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.
DHAMMAAD.
Wixii faahfaahin fadlan kala xiriir
Agaasinka Warfaafinta iyo xiriirka Bulshada
Abdiaziz Wali
Email: [email protected]
Facebook.com/moechesomalia
Twitter.com/moechesomalia
09/10/2025
20/08/2025
NASIIB WACAN DHAMAAN ARDEYDA NATIIJADA SUGEYSA.
Ugu dambeyn maalintii lawada sugayey way timid, nasiib wacan.
Wasaaradda waxbarashada Dowladda Koonfur Galbeed waxay shaacin doontaa natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2024/2025.
Maalinta Khamiista ah bishuna ay tahay 21-08-2025 ayaa si rasmi ah wasaaradu ugu dhawaaqi doontaa natiijada fasalka 8aad insha Allah, Nasiib wacan dhamaan ardeyda sugeysa maalintooda qiimaha badan.
19/08/2025
15/08/2025
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Mogadishu