26/05/2026
๐๐ โSelfie-ga ugu dambeeyaโฆ ka hor inta aysan noqon quraac, qado iyo casho!โ ๐ธ๐๐ญ
๐โจ ๐๐ข๐ข๐๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค dhammaan!
Waxaa idiin rajaynaa farxad, caafimaad iyo ciid barwaaqo leh. ๐๐
26/05/2026
Docada ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐๐จ
13/05/2026
Nafc #3 Maanta inshaโAllah - Xarunta Afoogy ee waaberi
๐ Afoogy waxa ay farxad u tahay inay idin iclaamiso qaybta saddexaad ee barnaamijka ๐๐๐๐ #๐.
Qaybtan saddexaad waxaan idinku casuumnay khabiir dhanka ๐ฌ๐ก๐๐๐ค๐จ-๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐ข๐๐๐ (๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ ) iyo ๐
๐ข๐ฅ๐ฆ๐ฆ๐๐ค๐ข๐ง๐ ah, isla markaana ku fiican majaalkan,
๐ฌ Waa Ustaadah Faiza Ugaas
โญ๏ธ ๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐๐๐?
Nafc waa barnaamij bille ah oo ay Afoogy qabato, laguna kulmiyo dad khibrad leh iyo dhalinyaro doonaysa horumar ๐
Barnaamijka Nafc waa barnaamij diiradda saaraya:
โจ Horumarinta fikirka
โจ Kobcinta xirfadaha
โจ Hal-abuurka iyo isdhisidda dhalinyarada
๐
๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐: Arbaco
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐: 3:37 PM
๐๏ธ ๐๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ฒ๐: 26 DulQacdah
๐๏ธ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ข๐ฒ๐: 13 May
โ๏ธ Si aad isku diiwanglisid la xariir numberka whatsAppka: +252619898954
Ku soo dhawoow Nafc #3 ๐
23/04/2026
Maanta roob barako leh ayaa inoo daโay, qalbiga iyo deegaanka labadaba farxad ayuu geliyay. ๐ง๏ธ๐ฟ
Beerteyda yar ee guriga ku taalla si fiican ayey u waraabsantay, dhirtuna waxay u muuqataa mid noolaatay oo firfircoon.
Hadda waxaan sugaynaa goor dhow inaan gurano mirahaas quruxda badan, Insha Allah.
โ
Mirahaas ku muuqda anigu waxaan u aqaanaa โ๐๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ขโ โ adiga maxaad u taqaanaa? ๐
๐ Sidoo kale, berri waxaa inoo ballan ah fadhi cusub saacadda marka ay tahay 1:07 PM, Insha Allah.
Alxamdulillah nimcooyinka Allah.