Iman Primary and secondary school

Iman Primary and secondary school

Share

Usoo Doono aqoon tayo leh iyo aqlaaq
“Today a Reader ,Tomorrow a leader”

Photos from Iman Primary and secondary school's post 02/12/2025

Hambalyo

Photos from Iman Primary and secondary school's post 01/12/2025

Xuska maalinka macallinka soomaaliyeed oo iskuulka IMAN uga qeyb gelaayo tuulada ciyaaraha

Photos from Iman Primary and secondary school's post 01/12/2025

Waa ardayda iyo macallimiinta iskuulka iman oo beerta ciyaaraha uga qeyb gelaayo xuska maalinka macallinka soomaaliyeed

22/11/2025

Wargelin .
Dhamaan aradayda iskuulka IMAN waxaa lagu wargelinayaa in berri oo axad ah taariikhduna tahay 23/11/2025 iskuulku fasax yahay inta aan ka aheyn gudiyada fasallada
Mahadsanidiin

09/09/2025

Ku soo dhawaada iman school, dhaqsa u gaar oon yaan lagaa buuxin

14/08/2025

Alx .Alx .
Waxaan hambalyo leeyahay ardayda fasalka 8-aad ee
IMAN SCHOOL
oo dhamaantood imtixaanka shahaadiga ku gudbeen natiija qurux badan .

Photos from Iman Primary and secondary school's post 19/06/2025

Alx الحمدلله
Hambalyo . Waxaan hambalyada iyo farxadda la wadaagayaa guud ahaan ardayda soomaaliyeed ee fasalka 12-aad (F4) oo imtixaanka shahaadiga ah si nabad ah maanta oo taariikhdu aheed 19/06/2025 allah ugu soo gabagabeeyay , si gaar ah waxaan hambalyo ugu dirayaaa ardayda iskuulka IMAN .
Waxaan leeyahay natiija qurux badan oo lagu wada farxo allaha idiin keeno oo hela ubadka soomaaliyeedna ha idinla qabaano .
Waxaan u mahad celinayaa allah mahad celintiisa ka dib waalidiinta , macallimiinta iyo in allaala intii ku garab istaagtay sidii ay heerkaan u soo gaari lahaayeen . Guul ayaan idiin rajeynayaa dhamaantiin .

Photos from Iman Primary and secondary school's post 29/05/2025
Photos from Iman Primary and secondary school's post 29/05/2025

Bogaadin iyo mahad celin
28/05/2025 waxa ay aheed maalin qiima badan oo lagu abaal marinaayay guuleystayaasha tartan aqooneedka 2024-2025 , looguna mahad celinaayay guddigi iyo macallimiintii howshaan dhabarka u ritay kaas oo ay ku guuleysteen 2-da fasal oo kala ah F3/A(kaalinta -1aad iyo G8/A - kaalinta 2-aad).
Xafladaan waxaa soo agaasimay maamulaha dugsiga , waxa ayna ka dhacday xarunta iskuulka IMAN .
Mahadsanidiin

15/12/2024

Tacsi

انالله وانا اليه راجعون . ان لله ما أخذ وله ما اعطى وكل شيء عنده باجل مسمى. maamulka, macallimiinta, ardayda iyo dhamaan shaqaalaha Dugsiga hoose/dhexe iyo
sare ee IMAN waxa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan guud ahaan qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay waalid /Aabe Ali Faarax , si gaar ah waxay tacsi u dirayaan ardayda kala ah : Sahra cali faarax &Fardawsa cali Faarax oo ka mid ahaa ardayda iskuulka IMAN . waxaan leenahay samir iyo iimaa inta uu ka tegayne allaha barakeeyo. aamiin aaamiin .

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Yaqshid District
Mogadishu
252