25/09/2026
Maamulka, Macallimiinta, waalidiinta iyo dhamaan bahda Godey waxay Hambaliyo aroos hawada u marinaayaan 2 Kamid ah Qalinjabiyaasha Dugsiga Godey oo caawa Ku aqalgalaaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmooyinka Wadajir iyo Dharkenley.....
Macallin Saalax iyo Axmed C/qaadir
Waxaan hawada u marinaynaa Hambaliyo Diiran iyo Duco wanaagsan oo Alle ugu baryeenaa inuu guurkooda Alle uga dhigo mid Bashbash iyo Barwaaqo Reeraha iyo Ehelkana shamac ifaaya kadhiga.....wiilal iyo Caano Gabadho iyo Caano