Community Concern School

Community Concern School

Share

COCOS is one of the leading private schools in Dharkeynley and Wadajir district and serving for our community more than 17 years.

COCOS waa iskuul gaar loo leeyahay oo ku yaalla degamada Dharkeynley gaar ahaan agagaarka Jaayga Masaajid Rabbi Salli

23/03/2023

RAMADAN MUBARAK TO ALL MUSLIMS

13/05/2020

RAMADAAN MUBAARAK dhammaan asxaabta.
Ardaydii h**e iyo daawadayaashii ku taxnaa tartanka aan u qabanno ardayda iskoolka waxay in badan na soo weydiinayeen in Ramadaankaan uu socdo TARTANKII HORUMARINTA ARDAYDA WAXBARSHADOODA EE LAGU MAAMUUSO BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN.
Tartanka ayaa sannad walba lagu qaban jiray xarunta iskuulka oo wax badan ay ka faa'iidi jireen ardayda iyo daawadayaasha wuxuuna soo bilowday sanadii 2008 waxaana si xiriir ah aan u qabanay 12 sanno Ilaah ayaana ku mahadsan hase ahaatee sannadkan 2020 wax tartan ah ma qabanayno xaaladaha Cofid 19 dartood sidaa ula socda haddaba asxaabey.
Ilaah hanaga samata bixiyo dhibaatada Cudurka, fatahaadyada iyo abaaraha dalka ka jira Aamiin!

23/05/2019

Wuxu galabta Tartan xiiso leh uu dhexmarayaa laba fasal oo xifaaltan weyn uu ka dhaxeeyo United Brothers iyo Young Stars oo lugtii h**e 1 iyo 0 lagu soo dubtay Young Stars Tartan aqooneedka COCOS ee lagu maamuusayo Bisha RAMADAN, galabtuse weli tartanku ma dhamaanin labadood mid baa soo gudbi doonto insha Allah

02/05/2019

Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 2 da May, 2019 waxaa xarunta COCOS si habsami leh uga daahfurmi doono tartankii sannadlaha ahaa oo loo qaban jiray ardayda wax ka barata iskoolka waxaana xusid mudan in sannadkaan uu yahay sannadkii 12 aad galabtana abaare 3:00 pm waxaa foodda is dari doono labada fasal ee lagu magacaabo Growing Flowers iyo United Lions insha Allah waad soo saadaalin kartaan idinkana natiijada waan idiin soo gudbin doonaa haddii Eebbe laga helo.

23/04/2019

Maalin wanaagsan dhammaan asxaabteena

31/12/2018

Hal buug, hal qalin, hal ubad iyo hal bare ayaa bedeli kara dunida.

29/11/2018

“If there's a book that you want to read, but it hasn't been written yet, then you must write it.”

13/06/2018

13 June, 2018 oo maanta ku beegan waxaan rajeynaynaa inaan soo geba gebeyno Tartan aqooneedkii bisha Ramadan ee ka socday iskoolka Community Concern School COCOS waxaan isku hardin doono laba fasal oo kala wata magacyada COCOS STARS iyo UNITED SCHOLARS.
Fasalo kala wata labadaan magac mudo laga joogo 10 sano ka hor ayey ku kulmeen Final sidan oo kale waxaan ka xusi karnaa xiligaas ardaydii tartameesay Maxamed Shukri iyo Muudey xiligaasoo guushu raacday Scholars uu Muudey Hogaaminayey galabta xusuus h**e ayaa la geli doonnaa yaan la moogaan

30/05/2018

Waxaa si habsami leh uga soconaya xarunta Iskoolka COCOS Tartankii lagu maamuusayey bisha barakaysan ee Ramadaan oo galay sannadkiisii 11 aad wuxuu maraya tartanka meel xasaasi ah fasallada qaar ayaa rajo weyn ka leh inay wareegga labaad u soo gudbaan halka kuwa kalena ay la halgamayaan sidii natiijo fiican ay u keeni lahaayeen maanta oo Arbaco ah waxaa ku hardami doono Growing Tigers iyo Growing Flowers guul wacan labada fasal tartamayaashooda.

16/02/2018

Dib waad u dhici kartaa balse wakhtiga ma dib dhici doono marnaba

13/12/2017

The capacity to learn is a gift; the ability to learn is a skill; the willingness to learn is a choice.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 06:00 - 09:00
Friday 06:00 - 09:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00