Mu'asasada imaam shaafici

Mu'asasada imaam shaafici ๐ŸŽ‰ 39 sano oo khibrad waxbarasho ah

Cilmi baaris Daawasho wacan.
25/05/2026

Cilmi baaris
Daawasho wacan.

Sababaha keena gabdhaha Mu'asasada Imaamshaafici inay kaga h**eeyaa...

๐Ÿ’š๐ŸŒฟ
23/05/2026

๐Ÿ’š๐ŸŒฟ

20/05/2026


Todobaadka Dhaqanka Mu'asasada imaam shaafici

18/05/2026

Madaxa Dhaqanka iyo Ciyaaraha Mu'asasada imaam shaafici, Cabdikariim Nuur Maxamed Shuuriye, oo munaasabadda ka hadlay ayaa ku bogaadiyay ardayda dadaalka iyo sida quruxda badan ee ay usoo bandhigeen hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrigeliyay in la ilaaliyo lana xoojiyo dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed.

18/05/2026

Todobaadka Dhaqanka iyo Wacyigalinta.

18/05/2026

Todobaadka Dhaqanka iyo Wacyigelinta.

๐—ง๐—ผ๐—ฑ๐—ผ๐—ฏ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ Mu'asasada imaam shaafici Waxaa maanta si heer sare ah uga qabsoomay Dugsiga Sare Sheekh Madar mu...
18/05/2026

๐—ง๐—ผ๐—ฑ๐—ผ๐—ฏ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ฒ๐—ฒ Mu'asasada imaam shaafici

Waxaa maanta si heer sare ah uga qabsoomay Dugsiga Sare Sheekh Madar munaasabad lagu soo bandhigayay dhaqanka iyo hidaha Soomaaliyeed, taas oo ay ka qeybt qaateen ardayda dugsiga.

Munaasabadan oo ahayd mid si qurux badan loo agaasimay ayaa ardaydu kusoo bandhigeen agab dhaqameedyo kala duwan, kuwaas oo ka tarjumayay hidaha, dhaqanka iyo taariikhda ummadda Soomaaliyeed. Waxaa halkaasi lagu soo bandhigay dhar dhaqameed iyo agab kale duwan oo muujinayay noloshii iyo dhaqankii soo jireenka ahaa ee Bulshada Soomaaliyeed.

16/05/2026

Gudoomiyaha Mu'asasada imaam shaafici, Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Cilmi (Macallin Kobac), ayaa booqasho dhiirrigelin ah ku tage Mujamaca Imaamu Shaafici ee Km-16 halkaas oo uu kula kulmay ardayda shahaadiga ee sanad dugsiyeedka 2025โ€“2026 .

14/05/2026

Address

Mogadishu
1998

Telephone

00252615821111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mu'asasada imaam shaafici posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category