29/12/2025
Seminar on project Design Monitoring and Evaluation
Ardayda Kuliyadda Waxbarashada iyo Culuumta Aadanaha, waxaa lagu war galinyaa in berito uu jiro seminarkaas.
๐๐ ๐๐๐โ๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐๐๐ง
16/12/2025
๐๐๐ซ๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง ๐๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐๐ก.
Ardayda Kuliyadda Waxbarashada iyo Culuumta Aadanaha, waxaa lagu war galinyaa in berito ay taariikhdu tahay 17-12_2025 02:00pm in Halka KM4 Campus, ka dhici doona seminaar ku saabsan ๐๐ฆ๐๐ซ๐ญ ๐๐ข๐ญ๐ข๐๐ฌ, ๐๐ซ๐๐๐ง ๐ฉ๐ฅ๐๐ง๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐ง๐ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ waxaana bixin doona Aqoon yahanano aqoon dheerada u leh ๐ก๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฆ๐๐ ๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ช๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐จ๐จ๐๐
๐๐ ๐๐๐โ๐ข๐๐๐ฒ๐ฌ๐ข ๐ฐ๐๐๐๐ง
12/11/2025
๐๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ, ๐ก๐๐ฆ๐๐๐ฅ๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐ฆ๐๐ก๐ ๐๐ ๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ waxbarashada iyo culuumta aadanaha๐ข ๐
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐, ๐๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฆ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐ kuliyada waxbarashada iyo culuumta aadanaha waxay hambalyo udirayaan ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ kaalmaha sare ka gashay, imtaxaanka sanad dugsiyeedkii 2024-2025 ๐๐๐ฆ๐๐ฌ๐ญ๐๐ซ kii 2aad ee ๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ waxbarashada .
kuwaas oo heley discount semesterkaan waxaan bogaadinaynaa dadaalkooda una rajeynaynaa inay halkaas kasii wadaan dadaalkooda waxbarasho
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
22/10/2025
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22/10/2025, Saacadduna tahay 1:00pm, lagu qaban doonaa xarunta Jaamacadda Soomaliya (UNISO), ee KM4 Campus Seminar cinwaankiisu yahay (Introduction to Case Management In Social Work), Seminar-ka waxaa soo jeedin doona Ustaad Said Elmi Hubane.
Sido kale ardaydii h**e uga qalin badalatay Jaamacadda fursaddaan waa ufuran tahay.
28/08/2025
Waxaan si gaar ah ugu hambalyeynaynaa arday kaalmaha ugu sareeya ka galay Faculty of Education and Humanities ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) waxaana la gudoonsiiyay Academic Excellent Award waxaana gudoonsiiyay Gudoomiyaha ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Gobolka Banadir Mudane Abdicasis Osman Mohamed
๐ฅ Fadumo Ahmed Mohamed
๐ฅ Abdinasir Hassan Farah
๐ฅ Nastexo Yusuf Hussein
Dadaalkiina, hufnaantiina iyo heerka aqooneed ee aad gaareen waa mid mudan in lagu daydo. Waxaan idin rajeynaynaa guul iyo horumar joogto ah mustaqbalka! ๐๐
.
24/08/2025
๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ ๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ฌ๐๐ค ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข ayaa loo magacaabay Agaasimaha Maktabadaha (๐๐ข๐๐ซ๐๐ซ๐ฒ ๐๐๐ซ๐ฏ๐ข๐๐๐ฌ ๐๐ข๐ซ๐๐๐ญ๐จ๐ซ) ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO).
Allah ha kugu guuleeyo masuuliyaddaas.
24/08/2025
Ustaad Ismaaciil Xuseen Cali ayaa loo magacaabay Agaasimaha xafiiska E-learning ee Jaamacadda Soomaaliya UNISO.
Ustaad Allah ha Kugu guuleeyo masuuliyaddaas.
24/08/2025
Ustaad Maxamed Cabdirisaaq Sheekh, ayaa loo magacaabay Agaasimaha xafiiska imtixaanka (examination director) ee Jaamacadda Soomaaliya (UNISO)
Allah ha kugu guuleeyo masuuliyaddaas.
24/08/2025
Ustaad Maxamed Ciise siidow oo h**e u ahaa Agaasimaha xafiiska imtixaanka Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ayaa loo magacaabay xafiiska Tayo dhowrka iyo Horumarinta Manaahijta, (Quality Assurance and Curriculum Development Director ) ee Jaamacadda Soomaaliya
Hambalyo Allah ha kuu fududeeyo masuuliyaddaas