Al.islaam primary and secondary school

Al.islaam primary and secondary school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al.islaam primary and secondary school, High School, Mogadishu.

Hambalyo fasalada (F2A&B) oo ku guuleysaty tartanka kubada cagta xarunta dhexe ee Al-islam1 sand dugsiyeedki tagay 2025/...
24/09/2026

Hambalyo fasalada (F2A&B) oo ku guuleysaty tartanka kubada cagta xarunta dhexe ee Al-islam1 sand dugsiyeedki tagay 2025/2026.

 :Dhamaan maamulka iyo macalimiinta iskuulada   waxay utacsiyeynayaa  jaabir cusmaan,maryama cusmaan,saalim cusmaan,sula...
24/08/2026

:
Dhamaan maamulka iyo macalimiinta iskuulada waxay utacsiyeynayaa jaabir cusmaan,maryama cusmaan,saalim cusmaan,sulaymaan cusmaan , rumaan cusmaan iyo dhamaan reer shiikh cusmaan geeridii naxdinta lahayd ee kutimid aabo shiikh cumaan oo maanta geeryooday ,waxaan leenahay ilaahay ha unaxariisto aabe cusmaan kitaabkiisana gacanta midig alle hakasiiyi ,qabrigana alle ha u qaboojiyo ,gadaashiisna ilaahay nama fitneeyo.

17/08/2026

Part one: La kulankii waalidiinta

📚 KULANKA MAAMULKA ISKUULKA AL.ISLAAM  IYO WAALIDIINTAMaanta waxaa si wanaagsan inoogu qabsoomay  kulan muhiim ah oo dhe...
14/08/2026

📚 KULANKA MAAMULKA ISKUULKA AL.ISLAAM IYO WAALIDIINTA

Maanta waxaa si wanaagsan inoogu qabsoomay kulan muhiim ah oo dhex maray maamulka iskuulka iyo waalidiinta ardayda.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray horumarinta waxbarashada, tarbiyadda iyo anshaxa ardayda, iyadoo la isla wadaagay talooyin iyo fikrado wax-ku-ool ah oo gacan ka geysanaya sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ka dhexeeya iskuulka, waalidiinta iyo ardayda.

🤝 Waxaan aaminsanahay in marka waalidka iyo iskuulku ay hal dhinac u wada jeestaan, ay abuurmayso fursad wanaagsan oo ardaydu ku gaaraan guul waxbarasho iyo mid mustaqbalba.

🌿 “Ilmuhu waa masuuliyad wadajir ah; guushiisuna waxay ka dhalataa iskaashi.”

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa dhammaan waalidiintii kasoo qeyb gashay kulanka, waqtigooda iyo talooyinkooda qiimaha leh.
(Waalid iyo maamul iyo macalimiin wada jira ayaa dhisi kara jiil leh aqoon iyo akhlaaq).

Maanta Oo ay Taariikhdu ku beengantahay 18/06/2026 Waxaa inoo soo dhamaaday Imtixaankii shahaadiga   ee Fasalka 8aad ee ...
18/06/2026

Maanta Oo ay Taariikhdu ku beengantahay 18/06/2026 Waxaa inoo soo dhamaaday Imtixaankii shahaadiga ee Fasalka 8aad ee iskuulka Al-islam primary &secondary school xarunta dhexe ee ciise cabdi kaas uu qaadayey Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir .
Waxa aan u rajeynaynaa dhammaan ardayda guul iyo horumar.

Hambalyo fasalka 8aad-B  oo kuguuleytay tartan aqooneedki qeybta galab.Xarunta ciise cabdi (Al-islam 1).Sanad dugsiyeedk...
27/05/2026

Hambalyo fasalka 8aad-B oo kuguuleytay tartan aqooneedki qeybta galab.
Xarunta ciise cabdi (Al-islam 1).
Sanad dugsiyeedka 2025/2026.
.
.

Hambalyo fasalka f3A   oo ku guuleytay tartan aqooneedki qeybta subax.Xarunta ciise cabdi Al-islam 1.Sanad dugsiyeedka 2...
26/05/2026

Hambalyo fasalka f3A oo ku guuleytay tartan aqooneedki qeybta subax.
Xarunta ciise cabdi Al-islam 1.
Sanad dugsiyeedka 2025/2026.
.
.

Waxaa farxad wayn inoo ah in aan soo afmeerno  dhamaan tartamadi kasocday iskuulka Al.islam2  barwaaqo.Tartamada oo  isu...
24/05/2026

Waxaa farxad wayn inoo ah in aan soo afmeerno dhamaan tartamadi kasocday iskuulka Al.islam2 barwaaqo.
Tartamada oo isugu jiray aqoon iyo kubada cagta intaba ayaa waxa ay kusoo gaba gaboobayn si xamaasad leh.
Hadii aan ku hormarno tartan aqooneedka galinka h**e waxaa isku fara saareen fasalada f1(B) iyo 8aad(A) waxaana tartanka ku guulaystay fasalka f1(B),halka tartan aqooneedka galinka danbe kulanki k**a danbaysta ahaa ay fooda is dareen fasalada 6aad iyo 5aad(B), waxaana guuleystay fasalka 5aad(B).
Dhanka kale tartanki kubadda cagta waxaa kulankiisii k**a danbaysta ahaa ciyaaray fasalada F4 iyo f1(A) waxaana ku guulaystay fasalka f4.
Waxaan umahad celinaynaa dhamaan maamulka,macalimiinta,ardayda iyo cid waliba oo qeyb ka qaadatay in ay si nabad ah inoogu soo dhamaadaan taratamdi qurxuda badnaa,waxaan leenahay guulaystayaashii guulaystay HAMBALYO,HAMBALYO,HAMBALYO
Wabillaahi tawfiiq.

*Top 3 out of standing class 6*  *Branch kulmiye* Monthly Exam  *2025*
20/12/2025

*Top 3 out of standing class 6*
*Branch kulmiye*
Monthly Exam
*2025*

**Saddexda Arday ee Kaalmaha H**e ka Galay Fasalka 7aad*  *Xarunta kulmiye*  *Monthly exam*  *2025*
19/12/2025

**Saddexda Arday ee Kaalmaha H**e ka Galay Fasalka 7aad*
*Xarunta kulmiye*
*Monthly exam*
*2025*

Address

Mogadishu

Telephone

+252612288994

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al.islaam primary and secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Al.islaam primary and secondary school:

Shortcuts

Share

Category