New Generation International School

Call Directions Contact the school

New Generation International School New Generation International School waa Iskuul isugu jiro waxbarasho, diini, boarding iyo xanaano.

📢 𝗗𝗜𝗪𝗔𝗡𝗚𝗔𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗪𝗔𝗬 𝗙𝗨𝗥𝗔𝗡 𝗧𝗔𝗛𝗔𝗬! 🎓New Generation International School waxay ogeysiinaysaa waalidiinta iyo ardayda in diiw...
23/09/2026

📢 𝗗𝗜𝗪𝗔𝗡𝗚𝗔𝗟𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗪𝗔𝗬 𝗙𝗨𝗥𝗔𝗡 𝗧𝗔𝗛𝗔𝗬! 🎓

New Generation International School waxay ogeysiinaysaa waalidiinta iyo ardayda in diiwaangelintu hadda furan tahay.

Waxaan bixinnaa:

✅ 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗮 𝗕𝗼𝗮𝗿𝗱𝗶𝗻𝗴-𝗸𝗮
✅ 𝗤𝗲𝘆𝗯𝘁𝗮 𝗫𝗮𝗻𝗮𝗮𝗻𝗻𝗮𝗱𝗮
✅ 𝗫𝗶𝗳𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗤𝘂𝗿’𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
✅ 𝗦𝗰𝗵𝗼𝗼𝗹-𝗸𝗮

📍 Goobta: Degmada Hodan, Muqdisho – Soomaaliya

📞 WhatsApp & Call:
+𝟮𝟱𝟮 𝟲𝟭 𝟯𝟳𝟵𝟳𝟯𝟳𝟯
+𝟮𝟱𝟮 𝟲𝟭 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟱𝟱𝟱

🌟 Ku soo biir New Generation International School — halka waxbarashada iyo tarbiyadu isku kulmaan.

📢 Fursad Shaqo: Marketing & Sales SpecialistDugsiga New Generation International School wuxuu raadinayaa xirfadle ku fii...
20/09/2026

📢 Fursad Shaqo: Marketing & Sales Specialist
Dugsiga New Generation International School wuxuu raadinayaa xirfadle ku fiican Suuqgeynta iyo Iibka,

Aqoonta & Khibrada:

Khibrad dhanka Marketing-ka iyo Sales-ka ah.
Xirfad sare oo dhanka wada-hadalka iyo soo jiidashada waalidiinta.

Ku Soodir Cv-gaaga:

Email: [email protected]
WhatsApp/Call: +252 61 3 797 373

12/09/2026

OGEYSIIS: DIIWAANGELINTA ARDAYDA CUSUB

New Generation International School wuxuu qaadanayaa arday cusub sanad-dugsiyeedka 2026/2027.

Waxaan ku wargelinaynaa waalidiinta iyo ardayda in Xarunta Cusub ee New Generation International School ay ku taallo Taleex, Muqdisho.

Iskuulku wuxuu bixiyaa:
• Xannaano iyo Kindergarten
• Dugsi Hoose
• Dugsi Dhexe
• Dugsi Sare
• Barashada iyo Xifdinta Qur’aanka Kariimka ah
• Higaad iyo Farbarasho
• Waxbarashada Hoyga ah, Boarding

Diiwaangelintu way socotaa.

Goobta: Taleex, Muqdisho
Tel: +252 61 3797373
Tel: +252 61 7222555

NEW GENERATION INTERNATIONAL SCHOOL
Waxbarasho Tayo Leh iyo Tarbiyad Wanaagsan

📢 WE'RE HIRING – MARKETERSShuruudaha laga rabo codsadaha:✅ Aftahan ah, lehna xirfad isgaarsiineed oo wanaagsan.✅ Khibrad...
02/08/2026

📢 WE'RE HIRING – MARKETERS

Shuruudaha laga rabo codsadaha:

✅ Aftahan ah, lehna xirfad isgaarsiineed oo wanaagsan.
✅ Khibrad u leh Marketing .
✅ Awood u leh inuu si wanaagsan ula macaamilo waalidiinta iyo bulshada.
✅ Firfircoon, masuul ah,
✅Ya qaano sida loogu xayasiiyo Tiktok,Facebook,WhatsApp iwm (option)

📄 Sida loo codsado:
Buuxu Form-ka

https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdRrm2IhJrpceXdGflqHQ7uBo0vx6pteIK-hckCDRNiDbOe9A/viewform?usp=publish-editor

⏳ Deadline: Dhammaan codsiyada waa in la soo gudbiyaa ugu dambeyn 10-ka Agoosto 2026.

✨ Ha seegin fursaddan! Noqo qayb ka mid ah kooxda New Generation International School.

🎓 DIIWAANGELINTA WAY FURAN TAHAY! 📚Ka faa'iidayso 25% DHIMIS iyo FREE REGISTRATION ee sannad dugsiyeedka 2026–2027.✨ Wax...
31/07/2026

🎓 DIIWAANGELINTA WAY FURAN TAHAY! 📚

Ka faa'iidayso 25% DHIMIS iyo FREE REGISTRATION ee sannad dugsiyeedka 2026–2027.

✨ Waxaan bixinnaa:
✅ Qur'aan Kariim & Waxbarasho Islaami ah
✅ Kindergarten & Primary School
✅ Macallimiin Khibrad Leh
✅ Deegaan Waxbarasho Ammaan ah
✅ Boarding (Wiilal & Gabdho)

📍 Hodan, KPP, Muqdisho
📞 +252 61 7222555
📞 +252 61 3797373

Isdiiwaangeli maanta, kana mid noqo jiilka berri hoggaamin doona.

01/07/2026

"Somaliya somaliya somali baa leh...."
Dabaal dagii ardayda School-ka New Generation International School

30/06/2026

Heesta "Qolabaa Calankee..." Oo ay soo jeedinayaa Ardayda School-ka Caalamiga New Generation International School

TARTANKII KUBADA CAGTA EE U DHAXEEYE FASALADA 4AAD IYO 7AAD
27/06/2026

TARTANKII KUBADA CAGTA EE U DHAXEEYE FASALADA 4AAD IYO 7AAD

HAMBALYADA 26-KA JUN​Dugsiga New Generation International School wuxuu halkaan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa dhamaan...
26/06/2026

HAMBALYADA 26-KA JUN

​Dugsiga New Generation International School wuxuu halkaan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa dhamaan macalimiinta, waalidiinta, ardayda, iyo bulsha weynta Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee 26-ka Juun (Maalinta Xorriyadda).
​Waxaan idiin rajaynaynaa nabad, barwaaqo, iyo horumar joogto ah. Jiilka aan dhisayno waa kuwii dalka heer sare gaarsiin lahaa! 🎓✨

​📞 Nagala soo xiriir:
​Isgoyska Bakaaraha, Hodan, Muqdisho
​Taleefanka: +252 613 797 373 | +252 617 222 555


Address

Hodan, KPP
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00

Telephone

+252613797373

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when New Generation International School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to New Generation International School:

Shortcuts

Share