09/12/2024
๐๐๐ฐ๐๐๐ง ๐๐ก๐ฎ๐ฎ๐ฑ
SOMALIA SOOMALI BAA LEH
09/12/2024
09/12/2024
waxan ahay mad-habkuu ku dhaartiyo muujinaayo qaranimo marne aan habsaameyn๐ธ๐ด๐ธ๐ด๐ฆพ
COD WAA KU DHAMADAY NINKA
10/10/2024
Asxaabta ใ inaga dhisa
TikTok ยท ๐๐ Laanjeer ๐ค๐๐ Check out ๐๐ Laanjeer ๐ค๐๐โs video.
Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen Beesha Afgaab gacal oo kamid ah Beelaha Baadicade ayaa Maanta lagu qabtay lagu qabtay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan
ujeedada ugu weeyn ayaana eheyd soo dhaweeyn loo sameeynayey wabar Maxamed wabar axmed Wabar Cabdi oo ah wabarka Guud ee Beesha Baadi cade,
Odayaal dhaqan dhalin yaro Saraakiil Ciidan Gudoomiyaal degmo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle ayaa munaasabadaan soo dhaweeynta ah ka qeeyb galay
ugu Horeeyn waxaa Goobta ka hadlay Nabadoonka Beesha Afgaab gacal ee beledweyn Nabaddoon sheekh cabdullaahi cumar axmed isagoona sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay soo dhaweeynta ay usameeyeen wabar maxamed wabar axmed wabar Cabdi isagoona sheegay in beesha ay gogasha dhigtay.
intaasi kadib Odayaashii dhaqan ee munaasabada kasoo qeyb galay ayaa sheegay ineey aad ugu faraxsan yihiin soo dhaweeynta loo sameeyey wabarka iyagoona ku baaqay in laga wada shaqeeyo Midnimada
sidoo kale waa goobta ka hadlay Gudoomiyaha Degmada far libaax Axmed aadan xasan Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo dib-udhiska gobalka hiiraan Abdirahman Mohamed muumin (cabdi xuuf) iyo Xildhibaan Abdiwahid Ahmed Omar wadaadyare
Gabagabadii waxaa munaasabada ka hadlay wabarka Guud ee Beesha Baadicade Wabar Mohamed wabar Axmed wabar cabdi isagoona ka mahad celiyey gogasha ay dhigeen Beesha afgaab Gacal.
23/02/2024
Jimco mubaakar all Muslims
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu
10/10/2024