Hamar Specialist Hospital Training and Research Center

Hamar Specialist Hospital Training and Research Center

Share

Centre Committed to Excellence

08/08/2023

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis
Waxaa dhamaan xirfadalaayasha caafimaadka la ogaysiinayaa in xaruunta tababarada iyo cilmi baarista ee xamar ay qaadanayso ardey loo qaadanaayo tababarka Ultrasound-ka, habka tababarkuna waa class attend iyo hab online ah. ardada la qaadanaayo waa mid kooban ee yaan lagaa buuxin wixii faah faahin ah kala xiriir telephone numbarka hoos ku qoran
☎️ 0617423199

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Dabka
Mogadishu