مركز الإمام شعبة للحلقات العلمية وتحفيظ القرءان الكريم

مركز الإمام شعبة للحلقات العلمية وتحفيظ القرءان الكريم

Share

شعارنا:إخراج جيل يحمل كتاب الله وسنةرسوله صلى الله عليه وسلم

14/06/2026

📢 **OGEYSIIS MUHIIM AH,*

*Mu’asasada Imaamu Shucbah* waxay ku wargelinaysaa dhammaan inta jecel Barashada *afka Carabiga* In ay Soo Kordhisey Barnaamijka *Dibloomada Afka Carabiga*

♦ *Qeybaha barnaamijka*

1 :Qeybta Naxwaha, Sarfiga, balaaqada iyo Suugaanta afka Carabiga.

2: Qeybta Kuhadalka afka Carabiga.

✨ **Faa'iidooyinka Barnaamijka*

🔹 Manhaj dhammaystiran oo habaysan.

🔹 Deegaan waxbarasho ku habboon .

🔹 Jadwal waxbarasho oo nidaamsan.

🔹 Macallimiin khibrad iyo aqoon sare uleh dhigidda afka Carabiga.

🔹 Dabagal joogto ah oo lagu qiimeynaayo horumarka ardayda.

🔹 Helida Shahaado la aqoonsan yahay Markuu dhamaado Barnaamijku.

🎯 *Ujeedooyinka* *Barnaamijka A*

✅ In ka qaybgalayaashu si sax ah u bartaan qawaaniinta afka Carabiga iyo ku dhawaaqistiisa saxda ah.

✅ horumarinta kuhadalka, fahamka iyo qoraalka afka Carabiga.

✅ In la kobciyo awoodda akhriska, fahamka, hadalka iyo qoraalka luqadda Carabiga.

✅ In loo diyaariyo ardayda sii wadashada takhasusyada la xiriira culuumta afka Carabiga.

📍 *Goobta* *Waxbarashada*

🏫 Faraca Carafaad

📅 *Maalmaha* *Waxbarashada* ,

🗓️ Khamiis iyo Jimco

📞 **Wixii faah faahin ah laxirir lambarda hoos kuqoran,*

☎️ 0613191618

☎️ 0618135395

*Luuqadda Carabigu wexey fura utahay Fahamka Qur' aanka kariimka iyo Sunada Nabiga SCw,*

29/05/2026

تتقدم مـؤسسةالإمام شعبة للتعليم والتنمية أسمى آيات التهاني والتبريكات إلى الطالب المجتهد: عبد الرحمن حرسي جمعالي بمناسبة فوزه في مقابلة التصحيح ولقبوله .بعرض الإجازة
سائلين الله أن يزيده تثبيتا وإتقانا وأن يكرمه ووالديه بشفاعة القرآن ،
#مؤسـسةالإمام
#شعبة
#للتعليم
#والتنمية
XURUMAHA MU, ASASADA

: Daaru salaam

Tell: 0618135395/0614535851/0613191618,

: Hodan ' Tell 0614074477/0614083377/0617066551,

28/05/2026

Muuqal Guud: Xaflad dhiirigalin ah oo loo sameeyay ardayda Machadka al imam shucbah

Photos from ‎مركز الإمام شعبة للحلقات العلمية وتحفيظ القرءان الكريم‎'s post 28/05/2026

Sawirada: Xaflad dhiirigalin ah oo loo sameeyay ardayda Machadka al imam shucbah

26/05/2026

Ciid Wanaagsan!
Dhamaan maamulka, macallimiinta, iyo ardayda sharafta leh ee Mu'asasada imaam shucbah , waxaan idiinku hambalyaynaynaa munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.
Alle ha naga aqblo acmaasha suubban, sannadkan sannadkiisana nabad, barwaaqo leh ha nagu gaarsiiyo.

25/05/2026

Dhiiri gelinta Ubadku Marka lajoogo Wax barashada Wexey kaalin Mugleh kaqaadataa iney heer fiican kagaaraan Wax barashada Mustaqbalkoodana saameyn ay kuyeelato,

Mu' asasada imaamu shucbah ayaa Mar walba ardayda kagudba maraa Xisha kala Duwan ee Wax barashada kudhiirigelisa sidadaalka ay usii laban laabaan.

21/05/2026

تتقدم مـؤسسةالإمام شعبة للتعليم والتنمية أسمى آيات التهاني والتبريكات إلى الطالبةالمجتهدة: أمـيمة محمد عبد الرحمن بمناسبة فوزها في مقابلة التصحيح ولقبولها بعرض الإجازة.
سائلين الله أن يزيدها تثبيتا وإتقانا وأن يكرمها ووالديها بشفاعة القرآن ،
#مؤسـسةالإمام
#شعبة
#للتعليم
#والتنمية
XURUMAHA MU, ASASADA

: Daaru salaam

Tell: 0618135395/0614535851/0613191618,

: Hodan ' Tell 0614074477/0614083377/0617066551,

19/05/2026

تتقدم مـؤسسةالإمام شعبة للتعليم والتنمية أسمى آيات التهاني والتبريكات إلى الطالبةالمجتهدة: ديـقـة سـف جيدي بمناسبة فوزها في مقابلة التصحيح ولقبولها بعرض الإجازة.
سائلين الله أن يزيدها تثبيتا وإتقانا وأن يكرمها ووالديها بشفاعة القرآن ،
#مؤسـسةالإمام
#شعبة
#للتعليم
#والتنمية
XURUMAHA MU, ASASADA

: Daaru salaam

Tell: 0618135395/0614535851/0613191618,

: Hodan ' Tell 0614074477/0614083377/0617066551,

17/05/2026

تتقدم مـؤسسةالإمام شعبة للتعليم والتنمية أسمى آيات التهاني والتبريكات إلى الطالبةالمجتهدة: أنــفع جوليد آدم بمناسبة فوزها في مقابلة التصحيح ولقبولها بعرض الإجازة.
سائلين الله أن يزيدها تثبيتا وإتقانا وأن يكرمها ووالديها بشفاعة القرآن ،
#مؤسـسةالإمام
#شعبة
#للتعليم
#والتنمية
XURUMAHA MU, ASASADA

: Daaru salaam

Tell: 0618135395/0614535851/0613191618,

: Hodan ' Tell 0614074477/0614083377/0617066551,

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Carafad
Mogadishu