14/06/2026
Waaliddinta iskuulka waxaan mar kale xasuusineynaa in ardayda loo diyaarshay basas iyo macallimiin qaada oo geysa xarumaha imtixaanka lagu gelaayo kana keenta.
Ardayda iskuulka birri waxaa loo kala daabuli doonaa Iskuul iftinwarta nabadda iyo Jaamacadda Aadan Cadde 2 oo ay imitixaanka ku geli doonaan.
Dhammaantiin waxaan idinku qabnaa kalsooni buuxda waadna wad guuleysan doontaan insha allah.
Al-najdi primary and secondary school
13/06/2026
Qeybta 2aad : sawirro Dalxiiska Balcad ee ardayda G8 Xarunta Daarusalaam .
12/06/2026
Jimco : 12-6-2026.
Manta oo jimco ah waxaa dalxiis qurux badan degmada Balcad u aaday ardayda fasalka 8aad ee dugsiyada Al-najdi faraca Degmada Daarusalam. Dalxiiskaas oo ahaa mid farxad iyo baraaro leh ayaa si heer sare ah loo soo agaasimay, waxaana qabanqaabadiisa lahaa maamulaha Dugsiga Al-najdi xarunta Daarusalam iyo Ardayda fasalka 8aad ee shahaadiga ah .
Sidoo kale dalxiiska ardayda ayaa ku soo aadayo xilli ardaydu ay u diyar garoobayaan imtixaanka Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Ardayda 8aad ee xarunta Daarusalaam ayaa muujiyay wadajir, anshax iyo farxad, waxaana safarkaasi noqday xusuus gaar ah oo sanadkan lagu xasuusan doono.
12/06/2026
Sawirro : Xafladda sagoontinta iyo qur’aan saarka fasalka F4 iyo 8aad ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee iskuulka faracaciisa yaaqshiid.
Macallin Mahadsanid.
12/06/2026
Xafladda sagoontinta iyo qur’aan saarka fasalka F4 iyo 8aad ayaa maanta lagu qabtay xarunta dhexe ee iskuulka faracaciisa yaaqshiid.
Macallin Mahadsanid.
10/06/2026
Fasalka 6aad ee xarunta Daarusalaam ayaa maanta waxa ay qabsadeen xaflad ay ugu dabaal dagayaan guushii ay ka gareen tartan aqooneedka kulan iyo waxkororsi sanad dugsiyeedka 2025-2026.
10/06/2026
Qeybta 2aad : sawirro Dalxiiska Balcad ee ardayda F4 Xarunta Yaaqshiid .