Asc
Hayaan news 1
we want to put news everyday this website
and improving the skills that the people want
Sheikh xassan like saar follow dheex page kaan
This gay is a funny gay please watch itnow and like , comment ,follow for this page
Sheikh musdhax waaye waa diiri geelin
Like saar pageka . Comment , sheer, follow
25/04/2023
Caawa waxaa ciiyarayo ,
Real-madrid VS Girona
Please like saar pagekan follow dheex iyo sheer garey
Haddi fiikir kagaa real madrid ayaa guleysanayso miise Girona aan aragno commentiga like taada iyo wiixi laa miid ah
Kaa faaiid luuqadda carabiga like saar pagekan follow
Hayaan news 1
we want to put news everyday this website
and improving the skills that the people want
naqtiin kooban, dhanka naxwaha
Hayaan news 1
we want to put news everyday this website
and improving the skills that the people want
Please take it us a benefit for this lesson
Walalayal haa laga faiideysto like saar page follow dheef
12/04/2023
Guddoomiyaha Hormuud Telecom, Axmed Maxamuud Yuusuf, oo ay hoggaamintiisu horseeday in Soomaaliya ay kaalimaha h**e ka gasho Dalalka ugu isgaarsiinta fiican dunida, uguna isticmaalka badan Teknolojiyadda Mobile Money-ga, waxa uu u taagan yahay abaalmarinta Hoggaamiyaha Sannadka 2023 ee ay bixiso East Africa Com Award.
Waxaa socoto codeynta dadweynaha ee abaalmarintan oo uu guddoomiye Axmed kula tartamayo madax ka soo kala jeedda Kenya iyo Uganda. Fadlan codkaada ku biiri guusha Guddoomiye Axmed, oo ah guul Soomaaliyeed.
Fadlan ku dhufo link-gaan si aad ugu codeyso: https://bit.ly/404YSy7
12/04/2023
Khayre, burburkii kaddib kasokow in uu ahaa Raysalwasaarihii ugu waxqabadka badnaa dhankasta haddana dhismaha Ciidamada iyo in uu dhiig cusub ku shubo Libaaxyadii Afrika waxay u ahayd yoolkiisa koowaad marka la eego kaalinta uu ka qaatay ee maanta muuqatana wuxu Hassan, qaabeeyay hanaankii Milateri & midkii Maaliyadeed ee ciidanka maanta dalku haysto.
12April
63GuuradaAsaaskiiCiidamadaXooggaDalka
12/04/2023
Like saar kaa faiddayso walalal
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu, Banadir, Somali
Mogadishu
252