Almaas University

Almaas University Empowering in natural resources

๐ƒ๐ข๐›-๐ฎ๐›๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐šJaamacadda Almaas University  waxay ku wargelineysaa dhamaan ardeyda jaamacadda iney dar...
22/09/2026

๐ƒ๐ข๐›-๐ฎ๐›๐›๐ข๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐›๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š

Jaamacadda Almaas University waxay ku wargelineysaa dhamaan ardeyda jaamacadda iney daraasaddu ay dib u bilaaban doonto Maalin Sabti ah S๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ 26, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” ardayda ๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ ๐“๐ข๐ฆ๐ž-๐ค๐š ๐š๐ก, Sidoo kale Ardayda ๐๐š๐ซ๐ญ ๐“๐ข๐ฆ๐ž-๐ค๐š waxay daraasaddu u billaaban doontaa Maalin Khamiis ah ๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ 24, ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ” Insha Allah.


Jaamacadda Almaas waxay ku dhawaaqaysaa fursad ๐—ฃ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ oo ๐Ÿฑ๐Ÿฌ% ah oo loogu talagalay ardayda doonaysa inay ka...
22/09/2026

Jaamacadda Almaas waxay ku dhawaaqaysaa fursad ๐—ฃ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ถ๐—ฎ๐—น ๐—ฆ๐—ฐ๐—ต๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ oo ๐Ÿฑ๐Ÿฌ% ah oo loogu talagalay ardayda doonaysa inay ka faaโ€™iidaystaan fursadaha waxbarasho ee kuliyaddaha kala duwan ee jaamacadda bixiso.

Haddii aad tahay arday doonaya inaad sii waddo waxbarashadaada jaamacadeed, waxaad hadda codsan kartaa fursaddan adigoo buuxinaya foomka codsiga.

Codsiga Scholarship-ka:
https://forms.gle/SnY2kxHQFnkih2YX8

Fadlan hubi inaad si sax ah u buuxiso dhammaan xogta looga baahan yahay foomka, k**a dambays : ๐Ÿฎ๐Ÿฌ ๐—ข๐—ฐ๐˜ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ.

Wixii faahfaahin dheeraad ah booqo mareegta Jaamacadda Almaas : almaas.edu.so
waxaa laso xiriir karta xafiiska admission ka ee Jaamacadda Almaas.
Email: [email protected]
Phone no: 61 4806090

Almaas Diploma Programmes ee Jaamacadda Almaas waxay soo qabanqaabisay ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฉ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ผ ๐—˜๐—ฑ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ ๐—ข๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€, oo ...
21/09/2026

Almaas Diploma Programmes ee Jaamacadda Almaas waxay soo qabanqaabisay ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—ฉ๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ผ ๐—˜๐—ฑ๐—ถ๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด & ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ ๐—ข๐—ฝ๐—ฒ๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€, oo ah dibloomo 2 bilood ah oo diiradda saaraya kobcinta aqoonta iyo xirfadaha Video Editing, Camera Operations, iyo isticmaalka qalabka casriga ah ee tafatirka muuqaalka iyo codka.

Dibloomadan waxaa loogu talagalay ardayda, shaqaalaha, ganacsatada, content creators, dadka ka shaqeeya warbaahinta iyo dhammaan dadka doonaya inay horumariyaan xirfadahooda Video Editing & Camera Operations, iyagoo baranaya software-yada iyo xirfadaha muhiimka ah ee maanta looga baahan yahay warbaahinta iyo suuqa shaqada.

Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:

1. Adobe Premiere Pro
2. Adobe Audition
3. Camera Operations

Muddada dibloomadda: ๐Ÿฎ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ

Taariikhda Bilaabashada: ๐—ข๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฏ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Habka Waxbarashada: ๐—™๐˜‚๐—น๐—น ๐—ง๐—ถ๐—บ๐—ฒ (Labo Maalin)
๐—ฆ๐—ฎ๐˜๐˜‚๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜† โ€“ ๐—ฆ๐˜‚๐—ป๐—ฑ๐—ฎ๐˜† | ๐Ÿฐ:๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—ฃ๐—  โ€“ ๐Ÿฒ:๐Ÿฌ๐Ÿฌ ๐—ฃ๐— 

Goobta: Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Almaas.

Isdiiwaangeli hadda: https://forms.gle/tykP9u7a8TzfNoM19

Almaas Diploma Programmes ee Jaamacadda Almaas waxay soo qabanqaabisay ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป, oo ah dibloomo 3 biloo...
20/09/2026

Almaas Diploma Programmes ee Jaamacadda Almaas waxay soo qabanqaabisay ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป, oo ah dibloomo 3 bilood ah oo diiradda saaraya kobcinta aqoonta iyo xirfadaha Graphic Design, isticmaalka software-yada naqshadaynta iyo dhisidda xirfadaha hal-abuurka ah ee looga baahan yahay waxbarashada, shaqada iyo suuqa shaqada.

Dibloomadan waxaa loogu talagalay ardayda, shaqaalaha, ganacsatada, naqshadeeyayaasha iyo dhammaan dadka doonaya inay horumariyaan xirfadahooda Graphic Design, iyagoo baranaya software-yada muhiimka ah ee maanta si weyn looga isticmaalo naqshadaynta iyo warbaahinta digital-ka.

Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:

1. Adobe Photoshop
2. Adobe Illustrator
3. Adobe InDesign

Muddada dibloomadda: ๐Ÿฏ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ

Taariikhda Bilaabashada: ๐—ข๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฒ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Habka Waxbarashada: ๐—™๐˜‚๐—น๐—น ๐—ง๐—ถ๐—บ๐—ฒ (Labo Maalin)
Talaado โ€“ Khamiis | 1:00 PM โ€“ 3:00 PM

Goobta: ๐—”๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜† โ€“ ๐— ๐—ฎ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜€

Isdiiwaangeli hadda: https://forms.gle/wM7Hd17FfVd29NjH7

Almaas Diploma Programmes ee Jaamacadda Almaas waxay soo qabanqaabisay ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฐ๐˜€ & ๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ ๐—”๐—ฝ๐—ฝ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€,...
19/09/2026

Almaas Diploma Programmes ee Jaamacadda Almaas waxay soo qabanqaabisay ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฐ๐˜€ & ๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ถ๐—ฐ๐—ฒ ๐—”๐—ฝ๐—ฝ๐—น๐—ถ๐—ฐ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป๐˜€, oo ah dibloomo 3 bilood ah oo diiradda saaraya kobcinta aqoonta iyo xirfadaha aasaasiga ah ee kombiyuutarka, isticmaalka barnaamijyada xafiisyada iyo dhisidda xirfadaha dijitaalka ah ee looga baahan yahay waxbarashada, shaqada iyo suuqa shaqada.

Dibloomadan waxaa loogu talagalay ardayda, shaqaalaha, ganacsatada iyo dhammaan dadka doonaya inay horumariyaan xirfadahooda Computer iyo Office Applications, iyagoo baranaya software-yada muhiimka ah ee maanta si weyn loo isticmaalo.

Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:

1. Windows 11
2. Microsoft Word
3. Microsoft Excel
4. Microsoft PowerPoint
5. Rapid Typing

Muddada: ๐Ÿฏ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ
Taariikhda Bilaabashada: ๐—ข๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฏ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ

Habka Waxbarashada: ๐—™๐˜‚๐—น๐—น ๐—ง๐—ถ๐—บ๐—ฒ (๐—ง๐˜„๐—ผ ๐——๐—ฎ๐˜†๐˜€)
Sabti โ€“ Isniin | 1:00 PM โ€“ 3:00 PM
Goobta: ๐—”๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜† โ€“ ๐— ๐—ฎ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜€

Isdiiwaangeli hadda: https://forms.gle/AY2L57MqSA4UUHdD6

Jaamacadda Almaas iyo SOM Research and Training Center (SRTC) ayaa si guul leh u qabtay ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ ๐—”๐—ฑ๐˜ƒ๐—ถ๐˜€๐—ผ๐—ฟ๐˜† ๐—™๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ ...
18/09/2026

Jaamacadda Almaas iyo SOM Research and Training Center (SRTC) ayaa si guul leh u qabtay ๐—›๐—ฒ๐—ฎ๐—น๐˜๐—ต ๐—™๐—ฎ๐—ฐ๐˜‚๐—น๐˜๐—ถ๐—ฒ๐˜€ ๐—”๐—ฑ๐˜ƒ๐—ถ๐˜€๐—ผ๐—ฟ๐˜† ๐—™๐—ผ๐—ฟ๐˜‚๐—บ (๐—›๐—™๐—”๐—™) ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ, oo shalay lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Almaas.

Madashan waxaa ka qayb galay marti sharaf, khubaro iyo xirfadlayaal caafimaad, iyo sidoo kale arday oo soo dhammaystay dugsiga sare, kuwaas oo xiisaynaya inay sii wataan waxbarashada jaamacadeed, gaar ahaan kulliyadaha caafimaadka.

Barnaamijka waxaa si rasmi ah u furay ๐——๐—ฟ. ๐—•๐˜‚๐—ฟ๐—ต๐—ฎ๐—ป ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—ฒ ๐—š๐˜‚๐—ฟ๐—ฒ, CEO-ga SOM Research and Training Center (SRTC) iyo Director-ka Health Faculties Advisory Forum (HFAF), isagoo si qoto dheer uga hadlay muhiimadda ay leedahay in ardaydu helaan talo iyo hagitaan sax ah ka hor inta aysan dooran kulliyadda iyo xirfadda ay mustaqbalka ku shaqayn doonaan.

Intii ay madashu socotay, ardaydu waxay fursad u heleen inay si toos ah ula kulmaan khubaro iyo xirfadlayaal ka kala socday qaybaha kala duwan ee caafimaadka, iyagoo ka helay talooyin, hagitaan iyo xog muhiim ah oo ku saabsan kulliyadaha iyo fursadaha xirfadeed ee caafimaadka.

Qaybaha laga hadlay waxaa ka mid ahaa:
โ€ข Medicine & Surgery
โ€ข Nursing
โ€ข Midwifery
โ€ข Medical Laboratory Science
โ€ข Public Health
โ€ข Nutrition
โ€ข Iyo qaybaha kale ee caafimaadka.

HFAF 2026 wuxuu ahaa madal lagu xoojinayo fahamka ardayda, laguna taageerayo inay qaataan go'aanno waxbarasho oo ku salaysan **aqoon, talo iyo xog sax ah.

โ€œTalo Sax ah, Doorasho Sax ah, Mustaqbal Guul leh.โ€

๐—ž๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ee Jaamacadda Almaas ay soo qabanqaabisay ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜‡๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด...
17/09/2026

๐—ž๐˜‚๐—น๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—น๐˜‚๐˜‚๐—บ๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐˜‚๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ee Jaamacadda Almaas ay soo qabanqaabisay ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐˜‡๐—ฒ๐—ฑ ๐—”๐—ฐ๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ถ๐—ป๐—ด, oo ah dibloomo 3 bilood ah oo diiradda saaraya kobcinta aqoonta iyo xirfadaha casriga ah ee xisaabaadka, waxaa loogu talagalay ardayda, shaqaalaha, ganacsatada iyo dhammaan dadka doonaya inay horumariyaan xirfadahooda Accounting, Finance iyo Business Management. iyagoo adeegsanaya software-yada casriga ah ee maanta looga baahan yahay suuqa shaqada.

Waxyaabaha aad ku baran doonto waxaa ka mid ah:
1. Microsoft Excel
2. QuickBooks
3. Odoo ERP

Baraha Dibloomada waa ๐— ๐—ฟ. ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—”๐—น๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ถ, ๐— ๐—ฎ๐˜€๐˜๐—ฒ๐—ฟ ๐—ผ๐—ณ ๐—•๐˜‚๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ฒ๐˜€๐˜€ ๐—”๐—ฑ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฟ๐—ฎ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป (๐— ๐—•๐—”).

Muddada: ๐Ÿฏ ๐—•๐—ถ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ฑ
Taariikhda Bilaabashada: ๐—ข๐—ฐ๐˜๐—ผ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฟ ๐Ÿฏ, ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฒ
Goobta: ๐—”๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—จ๐—ป๐—ถ๐˜ƒ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐˜๐˜† โ€“ ๐— ๐—ฎ๐—ถ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜€

Isdiiwaangeli hadda:
https://forms.gle/JCexv3cwUNYx4nAu9

GUEST SPEAKER | MIDWIFERYWaxaa madasha HFAF 2026 qayb ka ah Drs. Hawa Mohamed Hussein, oo haysata Bachelor of Midwifery....
16/09/2026

GUEST SPEAKER | MIDWIFERY

Waxaa madasha HFAF 2026 qayb ka ah Drs. Hawa Mohamed Hussein, oo haysata Bachelor of Midwifery.

Drs. Hawa waxay ardayda siin doontaa faham ku saabsan Midwifery, muhiimadda umulisooyinku u leeyihiin daryeelka hooyada iyo dhallaanka iyo fursadaha waxbarasho iyo xirfadeed ee ay leedahay.

๐Ÿ“… 17 Sebtembar 2026, Khamiis
โฐ 8:00 AM โ€“ 12:00 PM
๐Ÿ“ Hodan, Abdiqasim โ€“ Almaas University

โ€œTalo Sax ah, Doorasho Sax ah, Mustaqbal Guul leh.โ€

GUEST SPEAKER | INTERNAL MEDICINEWaxaa madasha HFAF 2026 qayb ka ah Dr. Salad Sujuud, oo haysta Bachelor of Medicine and...
16/09/2026

GUEST SPEAKER | INTERNAL MEDICINE

Waxaa madasha HFAF 2026 qayb ka ah Dr. Salad Sujuud, oo haysta Bachelor of Medicine and Surgery iyo Master of Internal Medicine.

Dr. Salad wuxuu ardayda siin doonaa faham ku saabsan Internal Medicine, muhiimadda ay u leedahay daryeelka caafimaadka iyo fursadaha waxbarasho iyo xirfadeed ee ay leedahay.

๐Ÿ“… 17 Sebtembar 2026, Khamiis
โฐ 8:00 AM โ€“ 12:00 PM
๐Ÿ“ Hodan, Abdiqasim โ€“ Almaas University

โ€œTalo Sax ah, Doorasho Sax ah, Mustaqbal Guul leh.โ€

CLOSING REMARKS | HFAF 2026Dr. Mohamed Muse MoalimDean, Faculty of Health Sciences, Almaas UniversityWuxuu soo jeedin do...
16/09/2026

CLOSING REMARKS | HFAF 2026

Dr. Mohamed Muse Moalim
Dean, Faculty of Health Sciences, Almaas University

Wuxuu soo jeedin doonaa Kalmadda xiritaanka ee HFAF 2026.

๐Ÿ“… 17 September 2026 | ๐Ÿ“ Almaas University

Address

Abdikasim Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Almaas University posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Almaas University:

Shortcuts

Share