Liban Mohamed Farah

Liban Mohamed Farah Qeybta ugu wangsan nolosha
Waa marka qoyskaaga kuu
Fahmaan sida saaxiib oo kale
Saaxiibadaana kuu taageeraan sida
Qoyskaaga oo kale.

waxbarashada waa udub dhaxaadka ummudaha
waxbarashada waa waxka kaliya ee Aduunka lagu badali kara laguna soo saarikara bulsho waxtarleh
una holan inay waxqabsadaan

Ka soo qeyb-gal wacan
10/12/2023

Ka soo qeyb-gal wacan

Seminar Aqoon Kororsi Mowduucisu Yahay
Waterborne Diseases (Cudurada Ka Dhasha Biyaha Wasaqeysan) Ayaa Lagu Qaban Doona Hallka Jaamacadda Raqiib Maalinta Jumcaha Soo Aadan.

Mowducan oo Muhiim U Yahay Bulshadda Afgoye ee Ay Saameeyeen Fatahaada Biyaha Ayaa Soo Jeedin Doona Dr Liban Mohamed Farah ( Mr of tropical medicine and infeceous diseases)

08/10/2023
30/10/2022

Dhamaan Bulshada Somaliyeed waxaan Ogeeysiineeynaa in isbtaal Somali Sudanese Specialized Hospital Lacag la'aan ahaa ilaa hadana yahay Dhamaan Baaritaanada Iyo Shubista Dhiiga Walaalaha raba in aay Dhiig u Shubaan Dadkii ku waxyeeloobay qaraxii zoobe.

Sidoo Kale Bulshada waxan Usheegeeynaa Wararka Meelaha lawado ee ah in Qof Dhiig Shubi raba Lacag lagu xujeeyey aay Been Iyo wax k**a jiraan tahay. Cid Isbitaalka Somali Sudanese Specialized Hospital uu Lacag ku xujeeyeyna aaysan jirin. Isbitaalkuna Bulshada u furanyahy

Iyagana Waxaan leeenahay Allah uga Baqa Warka aad sheegeeysaan.

Address

Mogadishu
256

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liban Mohamed Farah posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Liban Mohamed Farah:

Shortcuts

Share