Dufcada 6xaad ee Dugsiga Al Hilal

Dufcada 6xaad ee Dugsiga Al Hilal

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dufcada 6xaad ee Dugsiga Al Hilal, Education, Mogadishu.

Photos from Dufcada 6xaad ee Dugsiga Al Hilal's post 10/12/2020


Sxpkeena odaygeena macalinkeena
Mahad jimcaale bader yare
hambalyo sxp Horay usoco sxp

22/10/2020

Dardaarankii inoo jeediyay
Aabe Prof Sh ibraahim A/wahid

16/10/2020

GABAR WAX BARATAY WAA BULSHO WAX BARATAY

15/10/2020

Hanan Ahmed Hussein farxadda waan kula waan kula qeybsanaynaa abaayo dadaalkaaga sii laba jibaar anagana waan kuu soo ducaynaynaa inshaa allah (Go forward)

Photos from Dufcada 6xaad ee Dugsiga Al Hilal's post 15/10/2020

Halkaan Ka Dheeho Qeybo Kamid Ah Sawiro Qurux Badan Oo Laqaaday Intii Ay Socotay Munaasabaddii

Photos from Dufcada 6xaad ee Dugsiga Al Hilal's post 15/10/2020


Asxaabta waxaa si toos ah Inoogu furmay xafladeenii qalin jabinta dufcadii 6xaad

19/03/2020

arimaha ardeyda iyo xiriirka dadweynaha
soomaaliyed iyo dhamaan bulshada qeebaheda kala duwan




25/01/2020

24/01/2020

Qaar ka mid ah Ardayda ka Aflaxaday Machadka
oo la dardaarmayo maamulaha machadka


22/01/2020

Hammigaagu yuusan noqon sidii aad u dhameyn lahayd waxbarashada ee ha noqdo sidii aad u noqon lahayd qofka aad rabto in aad noqoto marka aad dhameyso...!!!


Photos from Dufcada 6xaad ee Dugsiga Al Hilal's post 21/11/2019

Maamusku waa macalinimo marag furkeediyr
Maqrib io baraa laga xusaa meel lajoogabe
Mugdigii cadada loo bedeley tagu mataanowye mahwi ceela weeyoo bulshada laga milaalaaye
Waa mudan yahiin inaan xusnaa maalin io layle
Mowlow allahayow adaan kuu maciin ahaye
Allaw noo xafid macaliminteena somaliyeed

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Mogadishu